CAAFIMAADKA
Isbitaalka Shalaanbood oo sariiro u la’ bukaanno uu soo ritay shuban-biyood
(ERGO) - Boqol siddeetan iyo labo qof oo uu soo ritay cudurka Daacuun-caloolaha tan iyo horraantii bishan ayaa la dhigay...
Dhadhaab: Carruurta la nool xanuunka Albino oo faquuq ka la kulma xarumaha waxbarashada
(ERGO) - Dadka qaba xanuunka jirka wada caddeeya ee Albino ee deggan xerada Dhagaxley ee Xeryaha Dhadhaab ayaa takoor kala...
Carruur Gowracato ugu dhimanaya Garowe, iyadoo qaarna ay isbitaallada ku jiraan
(ERGO) - Saddexdii bilood ee la soo dhaafey, waxaa xanuunka Gowracatada u geeriyooday 300 oo carruur ah, magaalada Garoowe. Ururka...
Muqdisho: Qoysas ku jira xero lagu barakacay oo isku tashi ku iibsaday gaari ambalaas ah
(ERGO) - Lix boqol toddobaatan iyo siddeed qoys oo ku nool xerada Da’ iyo danyar oo ku taalla duleedka Muqdisho...
ARRIMAHA BULSHADA
Ceerigaabo: Dadka qaba baahiyaha aragga iyo dhagaha oo ka cabanaya waxbarasho la’aan
(ERGO) - Boqol iyo konton qof oo naafo ka ah indhaha iyo dhagaha ayaa xaalad waxbarasho la’aan ku wajahaya magaalada...
Muqdisho: Dhaqaale burbur ku dhacay ganacsato danyar ah oo si xeeladdaysan loogu dhacay suuqa online-ka
(ERGO) - Axmed Xuseen Cali waxaa ku adkaatay inuu qoyskiisa cunno u helo. Arrintan ayaa ka dhalatay qasaare uu kala...
Haween ku xoolo-beellay abaarta oo Hobyo ka billaabay iibinta kalluunka
(ERGO) - Xakiimo Faarax Cabdullaahi waxay qoyskeeda oo sagaal qof ah ka saartay xero barakac oo ay ku wajahayeen xaalad...
MADADDAALLADA ERGO
Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo
Magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag waxaa ku taala meherad shaaha lagu iibiyo oo la yiraahdo Fadhisamo, meheradan oo macaamiil badana...
Read more