Sool: Colaaad xaalad hubanti la’aan ah galisay qoysas ka soo barakacay Ceerigaabo
(ERGO) – Biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan ayay wajahayan in ka badan 60 qoys oo barakac ku ah xerada Daawad ee duleedka magaalada Taleex ee gobolka Sool. Arrintaan...
Read more












