Hoy Masiibooyinka

Masiibooyinka

Masiibooyinka

Beeralayda Shabeellada dhexe oo ku khasaaray dallagyadii webigu ku fatahay

(ERGO) – Ku dhawaad 20,000 oo hegtar oo ay ku beernaayeen dallagyo kala duwan ayaa […]

Daadadka Bacaadweyne oo la tegay cusbo u diyaarsaneyd iib-geyn

(ERGO) – Cabdisamad Maxamed Faarax oo ka mid ah xoogsatada cusbada ayaan muddo labo toddobaad […]

Sool: Qodista ciida dhismaha oo dhibaato u keentay Beeraleyda iyo Xoolo dhaqatada

Boqolaal qoys oo isugu jira beeraley iyo xoola dhaqato ayaa ka barakacay deegaanka Oodagooye ee […]

Roobab mahiigaan ah oo saamayn ku yeeshay Puntland

(ERGO) – Cabdirashiid Siciid Xasan oo ku nool deegaan xeebeedka Garmaal oo ka tirsan Dangorayo […]

Puntland: Duufaanno looga digay dadka xeebaha ku nool

Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa oga digtay shacabka ku nool deegaanada xeebaha Puntland gaar ahaan […]

Roob ay dad ku dhinteen oo ka da’ay magaalada Hargeysa

(ERGO) – Ugu yaraan seddex qof ayaa ku dhintay, siddeed iyo toba kalena way ku […]

Abaaraha soo noqnoqday oo keenay in Farduhu ka dabar go’aan gobollada Sool iyo Sanaag

Gobollada Sool, Sanaag iyo Nugaal oo dhaqashada Farduhu caan ku ahayd, ayaa hadda ay ka […]

Garoowe: Qodista carrada oo saameyn ku yeelatay dooxooyin xooluhu daaqi jireen

(ERGO) – Dooxoyin xoolo daaqsinta caan ku ahaa oo ku yaalla duleedyada magaalada Garoowe ayaa […]

Punland: In ka badan 60 kun oo qoys ayaa u baahan cunto iyo biyo

Hay’adda maaraynta masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa raadiyo Ergo u sheegtay in deegaannada Puntland ay […]

Waraabe dad iyo xoolaba ku cunay tuulooyin ka tirsan Gaarisa

(ERGO) – Shan qof ayaa geeriyootay, labaatan kalena way ku dhaawacmeen weerarro saddexdii toddobaad ee […]

1 2 3 24

Sanado

Bilo