Hoy Maxay kugu qaadatay?

Maxay kugu qaadatay?

Maxay kugu qaadatay?

Muqdisho: Abwaan Faarax showle oo ka hadlaya waxa ay ku qaadatay inuu abwaan noqdo

Abwaan Faarax Siyaad showle oo ka mid ah golaha abwaanada Soomaaliyeed ayaa Farxiyo Muraad weriyaha […]

Guriceel: Hal abuure da’a yar oo ka hadlaya waxa ay ku qaadatay sameynta suugaantiisa

Xubinta Maxay kugu qaadatay waxaa marti noogu ah toddobaadkan Hal abuure Ibraahim Cumar Seefdheere, oo aan […]

Maxay ku qaadatay Cabdikariin Faarax Qaarey barashada iyo sameynta mulaxamka?

Mulaxamiiste Cabdikariin Faarax Qaarey, oo ku magac dheer Jiir waxaa uu kamid yahay mulaxamiistayaasha Soomaaliyeed. […]

Dhegeyso; Qaadlihii fannaanka noqday

Xasan Jaamac Qodax (Gacan) waa fanaan ku nool magaalada Hargeysa, isagoo qaadka ka ganacsado ayuu […]

Sidee ayuu ku baxay magaca Aw-daango

Dadku marka ay maqlaan Aw-daangow, inta badan waxay sawiranayaan ruwaayadaha qosolka leh ee uu sameyo, […]

Caabi Mire Dacar: Dawaarlihii fannaanka noqday

Dawaarlihii Fanaanka Noqday Isagoo fasalka saddexaad ee dugsiga hoose dhexe ku jira ayay ku dhalatay […]

Weli ma dhegeystay qisada heesta Dhakhtar baa isu keen qoray

Weli ma is weydiisay sida ay ku timid qisada heesta ‘Dhakhtar baysu keen qoray’ iyo  […]

Cabdi Fanax: Si aan fanaan u noqdo, waxaan kaaliye u ahaa fanaaniinta iga horreysay

Cabdi Cismaan Gidaal (Fanax) wuxuu ka mid yahay fanaaniinta ugu caansan magaalada Hargeysa. Wuxuu heesaa […]

Dhegeyso Wareysiga abwaan Liiro

Idaacadda Sun 01 Oct, 2017

Sanado