CAAFIMAADKA
Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe
(ERGO) – Danyar gaara 51,000 kun oo qof ayaa waayay adeeg caafimaad iyo quudin bilaash ah oo ay ka heli jireen...
Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab
(ERGO) - Boqollaal qof oo la ildaran xaalad ka asiibay dhimirka ayaa daryeel la’aan caafimaad iyo mid nolol xumo ku...
Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo
(ERGO) - Boqollaal qoys oo barakac iyo danyar isugu jira oo ku nool magaalada Baydhabo iyo deegaannada ku xeeran ayaa...
ARRIMAHA BULSHADA
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
(ERGO) - Dad gaaraya 80,000 oo qof oo ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa wajahaya dhibaato dhanka nolosha ah, markii...
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
(ERGO) – Daahir Cabdullaahi Cali wuxuu saddex sano oo abaaro ah kaddib awood u yeeshay inuu si buuxda u maareeyo nolosha...
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
(ERGO) - Cabdirashiid Cabdi Maxamed oo ah aabbaha siddeed carruur ah wuxuu awood u yeeshay in uu ku filnaaday maaraynta...
MADADDAALLADA ERGO
Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo
Magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag waxaa ku taala meherad shaaha lagu iibiyo oo la yiraahdo Fadhisamo, meheradan oo macaamiil badana...
Read more











