Cabdi Fataax Indho-caashaq oo ah fannaanka deggan magaalada Baledweyne ayaa weriyaha Raadiyo Ergo ee gobolka Hiiraan Jamaal Cali Cabdi uga...
Xubinta Falanqeynta Heesaha waxaan ku soo qaadaneynaa, heesaha uu qaado fannaanka a Fannaan Aadan Xuseen Cabdi oo ku magac dheer Karoone....
Fannaanka Cabdiqani (Isku-filan) oo ku nool magaalada Hargaysa ayaa heesaha dambe iyo kuwii horeba ka beddela erayada kagana hadla wacyiga...
Ayuub Muqtaar Maxamed oo ah fannaan qaada qasiiddooyinka ayaa sameeyay bisha barakaysan ee ramadaan awgeed qasiidddooyin uu uga hadalayo fadliga...
Allaha u naxariistee fanaanadii Soomaaliyeed ee Sahra Axmed Jaamac ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa Arbacadi la so dhaafay. Sahra waxay dhalatay...
Cabdiraxmaan Cabdullaahi Nuune (Iidle-yare) waa fannaan ku nool magaalada nairobi ee dalka kenya, waxaa jiro mid ka mid ah heesaha...
Ilyaas Xasan Rooble (Qarni), waa fannaan ku nool magaalada Kismaayo, wuxuu qaaday hees qiso cajiib ah leh. Qasadu isaga ayay...
Ma u maleysaa in heesta 'Maxaa Luray Naftaadii' ee ay qaado Hibo Nuura Abwaankii sameeyay inuu ku tebinayay jaceyl uu...
Xasan Ismaaciil Uur-cade oo dad badan u yaqaannaan (Tuse Tilmaame Aw-toosiye), dugsiga hoose dhexe markii uu ahaa fasalka afraad sanadihii...
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo sidoo kale ka mid ah bahda fanka ayaa ku luuqeeya hees hal hayskeedu yahay 'Hodan...
IDAACADDA 11-DEC-2024 by Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo