CAAFIMAADKA
Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose
(ERGO) – Toddobo qof ayaa cudurka shuban-biyoodka ugu dhintay deegaanka Buula Xaaji oo dhinaca galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo. Wuxuu sidoo...
Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley
(ERGO) - Xaalado adag oo dhanka nolosha ah ayay wajahayaan qoysaska 76 qof oo cudurka sonkorta uu soo ritay shantii...
Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab
(ERGO) - Haween umulisooyin badax-banaan ah ayaa daryeel caafimaad iyo talo siin si bilaash ah guryaha ugu sameeya dumarka uurka...
ARRIMAHA BULSHADA
Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen
(ERGO) – Samafale da’yar oo is xilqaamay ayaa ku guuleystay inuu xabsi ka sii daayo dhallinyaro dhiggiisa ah oo sannado...
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
(ERGO) - Dad gaaraya 80,000 oo qof oo ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa wajahaya dhibaato dhanka nolosha ah, markii...
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
(ERGO) – Daahir Cabdullaahi Cali wuxuu saddex sano oo abaaro ah kaddib awood u yeeshay inuu si buuxda u maareeyo nolosha...
MADADDAALLADA ERGO
Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo
Magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag waxaa ku taala meherad shaaha lagu iibiyo oo la yiraahdo Fadhisamo, meheradan oo macaamiil badana...
Read more












