(ERGO) - Xayn daab la’aan haysa beeraha tuulooyin hoostaga dagmada Sheekh ee gobolka Togdheer ayaa ka hor istaagay 150 beeraley...
(ERGO) - Beeraleyda deegaannada Mareerey, Jambaluul iyo Shukurow oo dhanka waqooyi bari kaga beegan degmada Afgooye ayaa wajahaya nolol xumo...
(ERGO) - Qorrax kulul, dhul ooman ah iyo biyo qaali ah oo dadku awoodi la’ yihiin. Waa sawirka nololeed ee...
(ERGO) - Cudurro ka laynaya geela, ari-cadka iyo idaha ayay maaro u la’yihiin xoolo dhaqato ku nool deegaannada Xodayga, Ballicad...
(ERGO) - Beeraley ku howlanaa goosashada dalagyo ay beerteen bilihii Maarso iyo Abriil ayaa colaad qabiil uga barakacay deegaanada Weelgaduude,...
(ERGO) – Boqollaal qoys oo xoolo dhaqato ah ayaa xaalad nolol xumo ah ku wajahaya deegaannada Qool-cadey, iyo Uubaale tan iyo...
(ERGO) - Shan boqol oo qoys oo ah beeraleyda tuulada Baar-sanguuni ayaa wajahaya xaalad cunno xumo tan iyo bishii Juun...
(ERGO) - In ka badan 80 beeraley ah ayaa xaalado adag oo dhanka nolosha ah ku wajahaya deegaanka Xero-dhagaxley ee...
(ERGO) – Nolol-xumo aad u liidata ayaa soo foodsaartay boqollaal qoys oo xoolodhaqato ah oo ku nool deegaanka Dajimaale ee...
(ERGO) - Cali Xasan Maalin mid ka mid ah xaasaskiisa iyo gabar uu dhalay oo sanad jir ah ayaa u...
IDAACADDA 24-SEP-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo