Waxbarashada

Dugsi sare oo markii ugu horraysay laga hirgaliyay degaanka Dhabad ee Galmudug
(ERGO) – Ardayda ka baxday dugsiga dhexe ee deegaanka Dhabad oo 40km u jirta magalaada Caabudwaaq […]

Arday dhagool ah oo kaalinta labaad ka galay iskuulkiisa
(ERGO) – Xareed Aadan Isaaq oo 17 jir maqalka naafo ka ah, wuxuu ardayga labaad ee […]

Iskuul la’aan iyo shaqo la’aan ka jirta degaanka Xaafuun kadib duufaantii Gati
(ERGO) – Cabdirisaaq Maxamed Guure, waa 14 sano jir, waxa uu sanadkan dhiganayay fasalka 9aad ee […]

Waxbarashada dadka waaweyn oo Somaliland laga hirgeliyay
(ERGO) – Rajada kaliya ee ay qabto Saafi Maxamed Jaamac inay ku bedesho shaqada masaaxada […]

Reer miyiga degmada Cadaado oo loo fududeeyay waxbarashada dadka waaweyn
(ERGO) – Reer guuraaga iyo dadka ku nool inkabadan 15 tuulo oo Cadaado hoostaga ayaa […]

Arday kaalmaha koowaad ka galay iskuullo ku yaalla Jowhar iyo kuwa tartan galay oo waxbarasho bilaash ah la siiyay
(ERGO) – Hiba Maxamed Cabdullaahi oo kaalinta koowaad ka gashay imtixaamkii dugsiga sare ee Shiikh […]

Toddobaatan jir dugsi dhexe dhammeeyay oo doonaya in uu bare noqdo
Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed oo 72 jir ah ayaa toddobaadkii hore u fariistay imtixaanka fasalka siddeedaad […]

Garowe: Gabar iyada oo shan maalin ummul ah gashay imtixaanka dugsiga sare
(ERGO) – Faa’iso Axmed Khaalid oo ah 20 jir waxay kamid ahayd in ka badan […]

Jowhar: Ardayda iska bixin waayay lacagta iskuulka oo ka walaacsan inay imtixaannada ka haraan
(ERGO) – Maxamed Cabdiraxmaan Xuseen oo ah 17 sano jir dhigta fasalka labaad ee dugsiga […]

Godinlabe: Macallimiin iskuul waxbarasho oo bilaash ah ka hirgeliyay Fadalweyn
(ERGO) – Kaaho Xersi Cali waa hooyo heysata toddobo carruur ah waxayna afar kamid ah […]