Waxbarashada

Garowe: Gabar iyada oo shan maalin ummul ah gashay imtixaanka dugsiga sare
(ERGO) – Faa’iso Axmed Khaalid oo ah 20 jir waxay kamid ahayd in ka badan […]

Jowhar: Ardayda iska bixin waayay lacagta iskuulka oo ka walaacsan inay imtixaannada ka haraan
(ERGO) – Maxamed Cabdiraxmaan Xuseen oo ah 17 sano jir dhigta fasalka labaad ee dugsiga […]

Godinlabe: Macallimiin iskuul waxbarasho oo bilaash ah ka hirgeliyay Fadalweyn
(ERGO) – Kaaho Xersi Cali waa hooyo heysata toddobo carruur ah waxayna afar kamid ah […]

Gedo: Ardayda dhigata dugsiyada Baadheere baa heli doonta quraac joogto ah
Sideed boqol iyo arday oo ku sugan magaalada Baardheere ayaa si joogta ah u helaya […]

Ceelwaaq oo laga dhisay dugsigii sare ee ugu horreeyay
(ERGO) – Axmed Isaaq Daahiye waxaa uu ka mid yahay ardayda fursada u heshay fasalka […]

Garowe: Ardayda tuulada Dundumaale oo aan haysan tasiilaadkii waxbarasho
(ERGO) – Boqol iyo siddeed arday oo dhigata iskuul cusub oo laga hirgeliyay tuulada Dundumaale […]

Wasaaradda waxbarashada Somaliland oo dib u howlgelisay 80 dugsi
(ERGO) – Labo ka mid ah carruurta Maxamed Faarax Aadan ayaa hadda waxaa u iftiimaya […]

Guriceel: Gabdho la daalaandhacaya isu dheelitirka howsha guriga iyo waxbarashada
(ERGO) – Marka laga soo tago in ay caqabad kala kulanto in ay isu dheelitirto […]

Kumannaan arday oo ku waxbarasho beelay fatahaadda Baladweyne
(ERGO) – Fatahaadda webiga Shabeelle ayaa waxaa ay sababtay in 27,471 arday ay ku dhacdo […]

Hooyo iyo gabadheeda oo jaamacad wada dhameeyay
(ERGO) – Sabaad Cabdullaahi Madar, 18 sano ka hor ayay miyiga ka timid oo ay […]
Bilo
- February 2021 (3)