(ERGO) - Saddex boqol iyo toddobaatan arday ayaa tan iyo bishii May ee sanadkan waxbarasho bilaash ah ku helaya deegaanka...
(ERGO) - Cali Cabdullaahi Muxiyadiin wuxuu dib u billaabay waxbarashadiisa, kaddib seddex bil oo uu guri joog ahaa. Bishii Septeember...
(ERGO) - Dadka qaba cudurka HIV/AIDS ee ku nool Somaliland ayaa wajahaya takoor saameeyay waxbarashada carruurtooda, shaqadooda iyo hoyga. Qoysaskan...
(ERGO) - Wiilo Xasan Abuukar ayaa awoodday in ay dib ugu celisay saddex ka mid ah carruurteeda waxbarashada, Markii dukaan...
(ERGO) - Bile Cali Cismaan oo shaqo macallinnimo ka helay bishii July ee sanadkan iskuulka hoose iyo dhexe ee Hog-dugaag...
(ERGO) - Maariin Cabdi Isxaaq iyo afar ka mid ah carruurteeda oo barakac ku ah xerada Daryeel ee duleedka magaalada...
(ERGO) - Boqol iyo konton carruur ah oo qayb ka ah qoysaska deggan xerada barakaca ee Raage-iidle oo ku taalla...
(ERGO) - Maxamed Haybe Xasan wuxuu la murugsan yahay waxbarasho la’aan ay wajahayaan shan carruurtiisa ah. Waxay sanad dugsiyeedkan furmay...
(ERGO) - Saddex boqol iyo afartan iyo kow carruur ah oo ay qoysaskoodu yihiin sabool abaaraha ku cayroobay ayaa helay...
(ERGO) - Maxamuud Faarax Nuunow waa aabbaha toddobo carruur ah. Waxaa waxbarasho la’aan ka ah saddex ka mid ah oo...
IDAACADDA 24-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo