Qoysas ku nool Ceel-jaale oo hoy la’aan noqday xilli digniinaha El Niño ay xoogaysteen
(ERGO) - Boqollaal qoys oo ah dad soo barakacay ayaa laga saaray guryo ay sanado ku degganaayeen bilaash oo ku yaalla deegaanka Ceeljaale ee duleedka Baladwayne. Qoysaskii lahaa guryahan ayaa...
Read more












