Mudug: Qoysas cusub oo ka barakacay tuulada Kulub oo bacaad uu dhibaato ku hayo
(ERGO) - Shan boqol oo qoys oo ku noolaa deegaanka Kulub ee gobolka Mudug ayaa billowgii Deseember isaga guuray, markii uu bacaad ka aasay guryihii la deganaa, goobihii waxbarashada, caafimaadka...
Read more