Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
(ERGO) – Boqollaal dhallinyaro ah oo ku nool Somaliland ayay soo wajahday shaqo la’aan saameysay waxbarashada, cuntada iyo hab-nololeedkooda kale. Waa xaalad ay wajahayaan tan iyo bishii July ee sanadkan,...
Read more












