Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
(ERGO) - Beeraley ku howlanaa goosashada dalagyo ay beerteen bilihii Maarso iyo Abriil ayaa colaad qabiil uga barakacay deegaanada Weelgaduude, Yaaqle iyo Daawudow oo hoostaga magaalada Baydhabo. Xeryo aysan ku...
Read more












