Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
(ERGO) – Jamaal xasan Maxamed wuxuu qoyskiisa oo toban ah u awoodi la’ yahay cunno ku filan tan bishii Luulyo. Wuxuu ka mid ah yahay boqollaal rag ah oo iyaga...
Read more(ERGO) – Jamaal xasan Maxamed wuxuu qoyskiisa oo toban ah u awoodi la’ yahay cunno ku filan tan bishii Luulyo. Wuxuu ka mid ah yahay boqollaal rag ah oo iyaga...
Read more(ERGO) - In ka badan labo boqol oo qoys oo ka soo barakacay miyiga gobolka Mudug markii roob la’aan ay ka laysay xoolo ay dhaqanayeen ayaa nolol xumo aad u...
Read more(ERGO) – Boqollaal dhallinyaro ah oo ku nool Somaliland ayay soo wajahday shaqo la’aan saameysay waxbarashada, cuntada iyo hab-nololeedkooda kale. Waa xaalad ay wajahayaan tan iyo bishii July ee sanadkan,...
Read more(ERGO) - Dhallinyaro badan oo ka soo jeeda qoysas soo barakacay iyo danyar deegaan ah ayaa si maalinle ah ugu kalluumeysi taga xeebaha magaalada Muqdisho. Ma haystaan doonyo, shabaag weyn...
Read more(ERGO) - Qorrax kulul, dhul ooman ah iyo biyo qaali ah oo dadku awoodi la’ yihiin. Waa sawirka nololeed ee maanta ka jira deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Galgaduud,...
Read more(ERGO) – Ku dhawaad 80 dhallinyaro oo ku nool magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa fursad shaqo abuur oo guulaystay ka helay ka ganacsiga malabka shinnida oo ay billaabeen...
Read more(ERGO) - Biyo yari, cunno xumo, hoy la’aan ayay wajahayaan in ka badan kun qoys oo horraantii bishiii July laga barakiciyay xeryaha Habeelle ee duleedka magaalada Garoowe oo ay deganaayeen....
Read more(ERGO) - Asma Ismaaciil Axmed oo 23 jir ah waxay galab kasta tagtaa xaafado ka tirsan Hargeysa, halkaas oo ay wax ku barto carruurta iyo waalidiinta aan fursadda u helin...
Read more(ERGO) - Cudurro ka laynaya geela, ari-cadka iyo idaha ayay maaro u la’yihiin xoolo dhaqato ku nool deegaannada Xodayga, Ballicad iyo Jaleel oo hoos taga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud....
Read more(ERGO) – In ka badan labo boqol oo qoys oo ku nool magaalada Baran ee gobolka Sanaag ayaa ka soo kabtay nolol xumo markii ay ganacsiyo yaryar ka furteen xaafaddooda saddexdii bil ee la soo dhaafay....
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo