NALA SOO XIRIIR

Raadiyo Ergo wuxuu maalin walba u baahiyaa bulshada ku hadasha af-Soomaaliga ee ku nool gobolka warar sugan oo bani’aadamnimo iyo macluumaad dhammaantood ku baxaya af-Soomaali. Dhegeysteyaasha Soomaalida ah waxaan siinnaa xogta muhiimka ah ee ay u baahan yihiin si ay go’aanno xog-ogaalnimo leh uga gaaraan arrimaha noloshooda saameeya.

Raadiyo Ergo waxaa maamula hay’adda aan faa’iido-doonka aheyn ee International Media Support (IMS) oo fadhigeedu uu yahay Copenhagen.

Si aad noola wadaagto talo, tusaale, farriin iyo su’aalba buuxi foomkan.