Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraha Iyo Xoolaha

Gobolka Shabeelle Dhexe: Webiga oo ku fatahay beero ku yaalo toban tuulo

(ERGO) – Seddex todobaad ka hor Webiga Shabeelle fatahaad uu sameeyay ayaa waxaa ku baaba’ay […]

Somaliland: Beeralayda oo lagu dhiirigelinaayo in falashada u isticmaalaan dibida

(ERGO) – Ugu yaraan 8 kun beerood ayaa u xayiran cagafta beeraha qodda si ay […]

Dalagyo ku khasaaray roob ka da’ay deegaanno ka tirsan Hargaysa

In ka badan 40 beerood ayaa dalaggii saaraa ku baaba’ay roob ka toddobaadki hore ka […]

Taleex: Roobab ka da’ay gobolka Sool ayaa baabi’iyay 350 beerood

(ERGO) – Roobab ka da’ay 13kii bishan May deegaano hoos yimaada degmada Taleex ee gobolka […]

Garowe: Beero u qallalay biyo yari soo wajahday

(ERGO) – Ilaa 40 beerood oo ku yaalla deegaanka Timir oo 78 km dhinaca waqooyi […]

Beeralay ku cayrtoobay dab ka kacay magaalada Buraan

(ERGO) – Boqollaal qof ayaan cunno iyo noloshooda waxa ay ku maareeyaan haysan muddo labo […]

Eyl: Haween Kaluumaysiga heer-sare ka gaaray

Caasha Cabdikariin Xirsi waxay ka mid tahay haweenka horumarka ka sameeyay ganacsiga kalluunka iyo aargoosata […]

Qoraaga Buugga 10 sababood oo keena abaaraha oo ka warbixiyay nuxurka buugga iyo sababaha uu u qoray

Maxamed Cabdisalaam Caalim waa qoraaga buugga 10 sababood oo abaaraha keena,  Wariyaha Raadiyo Ergo ee […]

Xoolo cudurka jadeecada ugu dhimanaya gobolka Mudug

(ERGO) – Xoolo dhaqato ku nool tuulooyinka Bajeela, Eldibir, Budbud, Xiingod oo ka tirsan degmada […]

Maamulka Koonfur-galbeed oo dhaqan-galiyay amar ah in aan gowrici karin xoolo aan marin baaritaanno caafimaad.

(ERGO) – Seyladda xoolaha ee magaalada Baydhabo waxaa ka dhaqan-galay amar ay dhamaadkii bishii hore […]

Sanado