Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraha Iyo Xoolaha

Baydhabo: Xoolaha oo aan la gawrici doonin ayaga oo aan marin baaritaan caafimaad

Magaalada Baydhabo waxaa saddexdii toddobaad ee u dambeysay ka dhaqan-galay amar ay soo saartay wasaaradda […]

Dhegeyso Xubinta Qiimaha Xoolaha

Maanta waxaan ku soo qaadanayna seyladaha xoolaha ee xeryaha DHadhaab ee dalka Kenya. Waxaa soo […]

Hab casri ah oo loo sharay meelo u nuglaa in uu webiga Shabeele ka fataho

Tuulooyinka Leebow iyo Shinniile ee gobolka Hiiraan horraantii sanadkii hore laga hirgeliyay mashruuc looga hortagayo […]

Webiga Jubba oo laga xiraayo meelaha laga cabsanayo in uu ka fataho

Dhageyso wararka qiimaha xoolaha

Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee seyladda Magaalada Baardheere. Waxaa soo jeedinaya Cabdifataax Maxamed […]

Beeraleyda ku dhaqan Deegaanka Xero dhagaxley oo ka cabanaya Cayayaan baabi’inaya Tacabkooda

Beero ku yaala duleedka Xero dhagaxley oo hobyo u jirta 60 Km ayaa baaba’ay kadib […]

Dhegeyso: Qiimaha xoolaha nool ee seylada Jigjiga

Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee suuqa magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida. Waxaa […]

1 milyan oo xoolo ah oo cudurro laga tallaaley bartamaha Soomaaliya

(ERGO) –  In ka badan hal milyan oo ari ah ayaa laga tallaalay cudurada jadeeco […]

Hargeysa: Shirkad dalagga u-beddesho cunno warshadeysan oo rajo-u-abuurtay beeraleyda

Beeraleyda deegaannada Somaliland ee ay u soo go’een dalagyadii ay abuurteen xilli roobaadkii la soo […]

DHAGEYSO: QIIMAHA XOOLAHA EE SEYLADA LAASCAANOOD

Halkan ka dhegeyso qiimaha maanta ee xoolaha nool ee seylada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. […]

Sanado