Xubinta Falanqeynta Heesaha waxaan ku soo qaadaneynaa, heesaha uu qaado fannaanka a Fannaan Aadan Xuseen Cabdi oo ku magac dheer Karoone. Fannaanku wuxuu nool yahay magaalada Hargeysa, wuxuuna nooga warramayaa heesihiisa, cidda sameysay uti qisooyinka ay leeyihiin si gaar ah.
Waxaa la kulmay oo wareystay weriyaha Raadio Ergo ee Hargeysa, Ilyaas Cabdi Cali.