Garowe: Xirfadda harqaanka oo qoysas deggan xero lagu barakacay ka caawisay helidda cunnada
(ERGO) – Faadumo Maxamed waxay biilka maalinlaha ee qoyskeeda ka soo saartaa harqaan ay ku tosho gudaha kaamka Buurta ee duuleedka magaalada Garoowe. Shaqadan oo ay billoowday bishii Maayo ee sanadkan,...
Read more