Kumanaan qoys of qaxootiga ah oo cunno-yari wajahaya markii la joojiyay lacag bille ah oo ay ka heli jireen hay’adda WFP
(ERGO) - Qoyska Faadumo Cumar Ibraahim oo 11 qof ah ayaa xaalad cunno xumo ku wajahaya xerada qaxootiga Xagardheer labadii bil ee la soo dhaafay, markii la joojiyay lacag bille ahayd oo...
Read more












