Daawo yaraan ka jirta gobollada dalka qaarkood, iyo hay`adihii samafalka ee taakuleyn jiray isbitaalladaas oo meesha ka baxay sida hay`adda...
Dufcaddii ugu horreysay oo barata cilmiga xanaanada xoolaha ayaa ka qalin-jibiyey kuliyadda Barashada Cilmiga Xanaanada Xoolaha ee Jaamacadda Horseed. Saddex...
Kumanaan qoys oo ka tirsan xoola dhaqatada reer guuraaga gobolka Gedo ayaa bilaabay in ay u hayaamaan deegaano ka tirsan...
Macluul iyo cunto-yari baahsan oo ka jirta deegaannada koofurta iyo Bartamaha dalka ayaa kordhisay tirada carruurta ay nafaqa-darradu heyso ee...
Dadka ku nool degmooyinka go'doonsan ee gobolka Bakool ayaa Radio Ergo uga waramay xaaladahay qabaan, iyadoona waraysigii sidaan soo socota...
Tababarkan oo ujeeddadiisu aheyd sidii loogu wacyi gelin lahaa dadka beeralleyda ah ee ku dhaqan gobolka Bay iney ku dadaalaan...
Dhaqaatiirta caafimaadka iyo xoolo dhaqatada ku dhaqan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya cudurro aan la aqoon oo...
Photo | Hooyo kasoo barakacday beerteeda/Sawir/Muxudiin Xasan Beeralley ay saameyn ku yeesheen roobab yaraanta oo kasoo hayaamay deegaanno ka tirsan...
Ururka Somali Agriculture Technology Groups SATG ayaa soo bandhigay hanaan ku dhisan farsamo casri ah oo kor loogu qaadayo wax...
Cabdi Cabdullaahi Cabdulle oo haatan ku sugan magaalada Beledweyne, wuxuu kasoo barakacay degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan oo ay ka...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo