Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

ABAARO KA JIRA GEDO OO XOOLO DHAQATA KU KHASBAY INAY U HAYAAMAAN JUBOOYINKA

admin by admin
July 3, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
ABAARO KA JIRA GEDO OO XOOLO DHAQATA KU KHASBAY INAY U HAYAAMAAN JUBOOYINKA

Photo | Sawir/keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Kumanaan qoys oo ka tirsan xoola dhaqatada reer guuraaga gobolka Gedo ayaa bilaabay in ay u hayaamaan deegaano ka tirsan Jubbooyinka oo ay deriska yihiin gobolkan kadib roob yaraan dhowr sanno ka jirtey gobolka Gedo oo biyo iyo daaqba gabaabsi ka dhigtay.

Dhammaan degmooyinka Dolow, Baladxaawo, Buurdhuubo, Luuq, Garbahaarey  iyo Ceelwaaq ee waxaa wakhtigaan ka jira abaar keentay biyo la,aan iyo daaqsin la,aan keentay abaar aad u daran oo saameysay xoolaha gobolka, iyadoo dhibaatooyinkaasina ay bar bar socoto collaado ka jira deegaanada qaar oo xiray wadooyinkii sahayda.

Cabdilaahi Diriye oo ka mid ah dadka xoola dhaqatada ku sugan deegaanka Buurdhuubo, markaasna u sii hayaansanaa dhinaca Jubbada Dhexe ayaa Ergo u sheegay in abaartu tahay tan khasbaysa wakhtigaan ina hayaamaan, sidoo kale wadooyinka xiranna ay dhibaato ku yihiin sidii ay u iibsan lahaayeen xoolahooda si ay ugu bedeshaan quutal daruuriga ay u bahan yihiin.

Sidoo kale hayaanka iyo abaartu wuxuu saamayn ku yeshay qiimihii xoolaha oo hoos u dhacay, iyadoo reer guuraagu ay xoolo badan soo dhoobeen sayladaha wakhtigaan, sidii Ergo u sheegay Dakhare Cabdi oo ka mid ah dulaalayda sayladda xoolaha ee Baardheer

“Roob yaraanta iyo jilaalka dabadheeraadey ee ka taagan Gobolka Gedo waxuu keenay in hoos u dhac balaaran uu ku yimaado qiimaha Xoolaha lakala siisto,waxaana suuqyada Xoolaha soo buux dhaafiyey Xoolo iib ah oo ka kala imaanaya degmooyinka Gobolka Gedo sidaasi waxaa yiri DaQare Cabdi oo ka mid ah Dulaaleyda ka howlgasha Suuqa Xoolaha Magaalada Baardheere.
Saalixi

Previous Post

Soomaaliya: Caruurta oo khatar ugu jirta nafaqo-darro

Next Post

Miino carruur ku dishay Jowhar

Related Posts

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Miino carruur ku dishay Jowhar

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-SEP-202

IDAACADDA 08-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo