Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Soomaaliya: Caruurta oo khatar ugu jirta nafaqo-darro

admin by admin
June 30, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
Soomaaliya: Caruurta oo khatar ugu jirta nafaqo-darro

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Macluul iyo cunto-yari baahsan oo ka jirta deegaannada koofurta iyo Bartamaha dalka ayaa kordhisay tirada carruurta ay nafaqa-darradu heyso ee xarumaha caafimaadka la keenayo. “Waxeynu aragnay astaamaha cagaaran ee nafaqa-darrada. Waa in aynan sugin ilaa inta casaan ay isu baddasho markaas oo ay dhici karto masiibo la mid ah tii 2011,” ayey tiri dhakhtarad Deeqo Aaden Maxamed oo madax ka ah isbitaalka Xaawo Cabdi ee duleedka Muqdisho ku yaal.

Isbitaalka oo adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah siiya dadka deegaannadooda kasoo barakacay iyo qoysaska danyarta ah ayaa maalin walba toddobaad walba qaabila soddon carruur ah oo ay nafaqo-darro ba’an heysato. Carruurtaas oo ay da’doodu u dhaxeyso lix bilood ilaa lix sano ayaa badidood laga keenaa gobollada Shabeellada Hoose, Bay iyo xeryaha dadka deegaannadooda kasoo barakacay ee duleedka Muqdisho ku yaal.  Adeegyada caafimaad ee deegaannadaas ka jira aad bey u hooseeyaan.

“Horraan waxeynu qaabili jirnay toban ilaa labaatan carruur ah toddobaadkii. Haddase, tiradu si deg deg ah ayey u kordheysaa,” ayey tiri dhakhatarad Deeqo oo la hadashay weriye Raadiyoow Ergo ka tirsan.  Dhaqtraddu waxay ka digtay in xaalka carruurta ay nafaqa-darradu heysato sii xumaan karo haddii aanan si deg deg ah wax looga qaban. Waxay ka digtay in dalku dib ugu noqon karo abaartii 2011-kii oo dad ka badan 250,000 qof ay ku dhinteen.

Xarunta carruurta ee Xaawo Cabdi oo qaabili karta 80 carruur ah ayaa carruurta nafaqa-darradu ay heyso siisa cunto nafaqeysan, caano iyo dawooyin. Laakiin maamulaha isbitaalka ayaa sheegtay in carruurta si deg deg ah isbitaalka looga saaro kolka ay soo kabsadaan, si daryeel loogu bilaabo carruurta kale ee markaa la keenay. Hey’adda Dhakhaatiirta Aan Xaduudda laheyn ee MSF ayaa quudin iyo daweyn u fidi jirtay carruurta nafaqa-darradu ay heyso, laakiin mashaariicda hey’adda ay ka wadday Soomaaliya oo dhan baa joogsaday sanadkii hore. Ma jirto hey’ad kale oo booskaas buuxisay.

Previous Post

Qoysas bakool ka qaxay oo gaaray gedo

Next Post

ABAARO KA JIRA GEDO OO XOOLO DHAQATA KU KHASBAY INAY U HAYAAMAAN JUBOOYINKA

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
ABAARO KA JIRA GEDO OO XOOLO DHAQATA KU KHASBAY INAY U HAYAAMAAN JUBOOYINKA

ABAARO KA JIRA GEDO OO XOOLO DHAQATA KU KHASBAY INAY U HAYAAMAAN JUBOOYINKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 04-OCT-2026

IDAACADDA 04-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 04-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo