Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

250 beeraley ah oo ka faa’iidaystay tababar dhinaca beeraha wanaagsan ah

admin by admin
June 26, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
250 beeraley ah oo ka faa’iidaystay tababar dhinaca beeraha wanaagsan ah

Sawir/Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Tababarkan oo ujeeddadiisu aheyd sidii loogu wacyi gelin lahaa dadka beeralleyda ah ee ku dhaqan gobolka Bay iney ku dadaalaan wax soo saarka beeraha iyo inay ugu laabtaan deegaannada dhulbeereedkoodu ku yaalleen ee ay kasoo barakaceen sababo ammaan iyo abaaro dhacay awgood ayaa lagu qabtey magaalada Baydhabo.

Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey aqoonyahanno deegaanka ah oo iskood isu abaabulay, markay arkeen dhibaatada haysata dadka, tababarkaan ayaa la qabtay 13 – 15 bishaan Juun.

Maxamed Aadan Qalinle waa xubin ka tirsan guddiga beeralleyda ee gobolka Bay, in beeralleydu ay ku dadaalaan qodaalka, ayna dib ugu noqdaan dhulkoodii ay ka barakaceen si ay uga qayb qaataan wax soo saarka waddanka, isagoo intaas ku daray iney jiraan beeralley colaado ay ka  barakiciyeen deegaannadooda oo haddana ku dhibaateysan qaar ka mid ah gobollada dalka.

Xaawo Xasan Cumar oo ah haweenay beeralley ah oo ka faa’iidaysatay tababarkaan ayaa Ergo u sheegtay in  caqabadaha ka haysta tacabka beeraha ay ka mid yihiin dhinaca waraabka iyo qalabka beeraha lagu qodo oo aad u liita tayo iyo tiraba, sidoo kalena dhinaca nabad gelyada ayaa iyana ah dhibaato ay qabaan beeralleydu.

Muxiyadiin Xusni/MH

Previous Post

WAALIDDIINTA OO DOOR BIDAYA INAY CARRUURTA JADEECADU KU DHACDO GEEYAAN GOOBAHA ISBITAALLADA

Next Post

MAXAMED XASAN CABDIRAXMAAN, OO KA MID AH DADKA DEEGAANKA XUDUR

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
MAXAMED XASAN CABDIRAXMAAN, OO KA MID AH DADKA DEEGAANKA XUDUR

MAXAMED XASAN CABDIRAXMAAN, OO KA MID AH DADKA DEEGAANKA XUDUR

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 03-OCT-2026

IDAACADDA 03-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 03-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-SEP-2026
September 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo