Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

WAALIDDIINTA OO DOOR BIDAYA INAY CARRUURTA JADEECADU KU DHACDO GEEYAAN GOOBAHA ISBITAALLADA

admin by admin
June 26, 2014
in Caafimaadka
0
DADKA KU NOOL DEGMADA WADAJIR OO CODSADAY IN DIB LOO HAWL GELIYO XARUMO CAAFIMAAD
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
Cudurka jadeecada oo hadda uga jira waddanka si baahsan ayaa dadku dhaqan ahaan ay ka aminsan yihiin inaan la daaweyn, lagana fogeeyo goobaha caafimaadka, dadka ku nool miyiga iyo tuulooyin ka tirsan demada Cadaado ayaase hadda sheegaya inay arrintaasi is beddeshay
Dahabo Axmed Carab, ilmaha sar bay u goglaan, biyana way ku dhex ridaan, markaas ayaa ay  kasoo yaacdaa korka ilmaha.
Calaamadaha dhaqan ahaan aan ku garanno waxaa ka mid ah afkaa guduudta, indhahaa taagtaagma, isagoo dhan jilifbuu noqdaa, hadda waxaad mooddaa in dadku ay is beddelayaan oo ay raadsanayaaan tallaalka iyo daaweynta.
Anigu waxaan jeclaah lahaa inaan ogaado hab dhaqanka aan isticmaalno oo ah inaan la siin subagga, hilibka iyo caanaha adhiga, sidoo kale geedo ayaan ku huurinnaa siiba geedka Yamaarugga la yiraahdo, cuntadda keliya ee aan siinaa waa caanaha geella, marka sidaani inay sax tahay iyo in kale ayaan jeclaan lahayn inaan ogaanno.
Cali Cabdille Rooble oo isna ah aabe ku sugan Cadaado ayaa Ergo u sheegay in jadeecadda ay soo maraysay intuu isagu garanayo iyo in ka horaysayba, ayna dadku ka yaqaannaan cudurkaan kuwa kale, caado ahaanna marka ilmaha jadeeco ay ku dhacdo neef adhi cad ah ayaa loo qalaa, kadibna maqaarkiisa ayaa la huwiyaa.
Waaliddiinta ayaa ku taliyey in waqtigaan deegaannada Cadaado ku dhow uu cudurku hadda si ba’an uga jiro, welina dadkii ay isticmaalayaan habkii hore taasoo ah khatar soo food saaraysa ilmaha jirran oo khatar u gelaya inuu indho beelo ama dhintaba.
Salaado Cali oo markaas ku sugnayd isbitaalka Cadaado oo haysatay ilmo qabay jadeeco kana timid deegaanka Godinlabe ayaa Ergo u sheegtay in rugta caafimaad ay soo raadsatay, annaga xoolo dhaqato ayaan nahay, intaanan gaarin goob caafimaad ayaa ilmihii jadeecada ama u dhiman ama ka kacayaa, ayse waqtigaan door bidaan inay ilmaha jadeecadu ku dhacdo geeyaan goobta caafimaad ee ugu dhow sidaasna ay u timid halkaan.
Diirshe/MH
Previous Post

CUDURRO XOOLAHA KU DILAYA GOBOLKA GEDO

Next Post

250 beeraley ah oo ka faa’iidaystay tababar dhinaca beeraha wanaagsan ah

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
250 beeraley ah oo ka faa’iidaystay tababar dhinaca beeraha wanaagsan ah

250 beeraley ah oo ka faa'iidaystay tababar dhinaca beeraha wanaagsan ah

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-APR-2026

IDAACADDA 20-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo