Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

CUDURRO XOOLAHA KU DILAYA GOBOLKA GEDO

admin by admin
June 19, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
CUDURRO XOOLAHA KU DILAYA GOBOLKA GEDO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Dhaqaatiirta caafimaadka iyo xoolo dhaqatada ku dhaqan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya cudurro aan la aqoon oo ay xoolaha ay ugu dhimanayaan deegaanka. Ilaa 190 neef oo ari ah ayaa cudurkaan ugu dhintay degmada Luuq iyo qaar ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada toddobaadkii lasoo dhaafay.

Maxamed Muxumed oo ka mid ah xoolo-dhaqatada deegaanka Gol-weyn oo ka tirsan degmada Luuq ayaa Ergo u sheegay in xoolaha ugu badan ay ugu dhinteen cudurradaasi tuulooyinka Qoondhood, Yurkud, Gubbo, Funuje, Golweyn iyo Geedweyne, wuxuu intaa raaciyay in xoolo dhaqatadu in aysan helin dawooyin ay u isticmaalaan cudurkan.

Cabdi Bees oo ka mid ah dhaakhaatiirta cudurrada xoolaha ee ku sugan Gedo, una shaqeeya hay’adda VSF ayaa Ergo u sheegay in aysan weli aqoonsan nooc cudurka ay xoolo u dhimanayaan, balse ay qabaan tuhun ah in uu yahay cudurka sambabka oo ku badan ariga.

Bees wuxuu intaa ku daray in dhawaanahanba ay helayeen warbixinno la xariira xoolo u dhimanaya cudurrada aan la aqoonsan oo ka imaanaya Luuq,Garbahaarrey iyo Doolow. dhakhtarku wuxuu intaa ku daray in ay wadaan baaritaanno la xariira nooca cudurka.
Saalixi

Previous Post

BEERALLEY HOR LEH OO KUSOO BARAKACY BAYDHABO

Next Post

WAALIDDIINTA OO DOOR BIDAYA INAY CARRUURTA JADEECADU KU DHACDO GEEYAAN GOOBAHA ISBITAALLADA

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
DADKA KU NOOL DEGMADA WADAJIR OO CODSADAY IN DIB LOO HAWL GELIYO XARUMO CAAFIMAAD

WAALIDDIINTA OO DOOR BIDAYA INAY CARRUURTA JADEECADU KU DHACDO GEEYAAN GOOBAHA ISBITAALLADA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 03-OCT-2026

IDAACADDA 03-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 03-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-SEP-2026
September 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo