Khuburo dhinaca beeraha ah oo ka socotay hay’adda TIKA oo laga leeyahay waddanka Turkiga ayaa waxay magaalada Jowhar kula shireen...
Beeraleydan oo aan gaarin marxaladda goosashada beerta ayaa waxay sheegayaan inay ku sugan yihiin xaalad adag, isla markaana sahaydii gaarsiin...
Dadka ku nool Kismaayo ayaa sheegay inay ku adagtahay sidii ay u heli lahaayeen cunto. Oday ku soo koobay magaciisa...
Xaalado cunto yaraan ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka jirto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, iyagoo codsanaya...
Dhoofkii xoolaha ee aadayey waddamada Khaliijka ayaa hadda hakad ku jira, kaddib markii ay dhammaatay bishii gudashada waajibaadka Xajka oo...
Kalluumaysatada yar yar ee ka jilaabta xeebaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay inay haystaan dhibaatooyin kala duwan, kuwaasoo ka hortaagan...
Beeralleeyda ay awooddooda dhaqaale hooseyso ee beerta dhul-beereedka ku yaalla daafaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa tan iyo...
Warbixin ay soo saartay waaxda haqab-beelka cunnada iyo nafaqada ee hayàdda cunnada iyo beeraha u qaabilsan QM FAO, ayay ku...
Kumannaan beeralleyda yar yar ah ayaa ku nool deegaanno badan oo ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaasoo...
Qodashada dalagyada kala duwan ee beeraha waa mid kamid ah waxyaabaha lafdhabarka u ah wax soo saarka iyo horumarka dadka...
IDAACADDA 02-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo