Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QIIMAHA XOOLAHA EE TODOBAADKAAN

admin by admin
April 4, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
QARARKII QIIMAHA XOOLAHA EE TODOBAADKA

Photo|Keydka ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXilligan oo lagu jiro todobaadyadii ugu dabeeyey ee wakhtiga jiilaalka , waa qorax dheere, kaliil, dhulkuna huur yahay, badi wakhtigaan xoolaha sayladda la keeno ayaa yaraada, tanoo ay ugu wacan tahay macaanshahooda oo xumaada, waxaa kaloo jira ganacsato iyana wakhtigan si xoogan u soo gashay suuqyada, kuwaasoo quud daraynaya inay xoolo badan iibsadaan si ay dibadda ugu iib geeyaan, qiimo kororka xoolaha ku yimid wakhtigaanna waxaa laga dareemayaa dhamaan sayladaha wadanka.

Dhinaca magalada Baardheere

Geela

Muunadda 1aad 25 milyan

Muunadda 2aad 22 milyan

Muunadda saddexaad 18 Milyan

Adhiga

Muunadda 1aad 2 milyan

Lo’da

muunadda1aad 10 milyan

Degmadda Diinsoor ee gobolka Bay

Geela

Muunada 1aad 27 milyan

Muunadda 2aad 25 milyan

Muunadda saddexaad 20 Milyan

Adhiga

Muunadda 1aad 2 milyan

Lo’da

muunadda1aad 14 milyan

Sayladda Jowhar

Geela

Muunadda 1aad 25 milyan

Muunadda 2aad 23 milyan

Muunadda saddexaad 19 Milyan

Adhiga

Muunadda 1aad 2.5 milyan

Muunadda 2aad 2 milyan

Lo’da

muunadda1aad 9 milyan

Previous Post

Haween maalgelinaya dhismaha isbitaalka Gedo

Next Post

KALLUUMAYSATADA PUNTLAND OO SOO DHOWEEYEY KAADHADH AQOONSI AY HELEEN

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Next Post
KALLUUMAYSATADA PUNTLAND OO SOO DHOWEEYEY KAADHADH AQOONSI AY HELEEN

KALLUUMAYSATADA PUNTLAND OO SOO DHOWEEYEY KAADHADH AQOONSI AY HELEEN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-MAY-2026

IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo