Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

CUNTO YARI XUDUR KA JIRTA

admin by admin
March 17, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
CUNTO YARI XUDUR KA JIRTA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKumanaan qoysas ah oo weli ku harsan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa heysta cuno-yaraan baahsan kadib markii ganacsatada ay hantidoodii kala qaxeen magaalada.

Ambiyo Axmed Xasan, oo ah hooyo kontan sanno jir ah iyo leh shan carruur ah ayaa sheegtay in Shabaabku ku amreen ganacsatada in ay hantidooda kala baxaan magaalada kahor inta aysan ciidamada dowladda aysan la wareegin Xudur.

“Ganacsatada hantidoodii oo dhan waxa ay kala qaxeen magaalada, cunto dadka ku filana hadda magaalada lagama heli karo,” ayey tiri hooyo Ambiyo oo telfoon kula hadashay weriyaha Ergo ee magaalada Baydhabo.

Qoyska Ambiyo waxa ay ka mid yihiin dad kooban oo magaalada ku haray oo ay dib uga soo biireen qoysas kasoo noqday degmada Ceelbarde oo askarta dowladda dabo-socday. Qoysaskaas Ceel-barde kasoo noqday ayaa horey uga qaxay Xudur kadib markii Shabaab ay la wareegeen degmadi sanadii hore.

Gudoomiyaha degmada Xudur ayaa Ergo u sheegay in kooxda Shabaab ay xireen waddooyinka soo gala degmada oo ay gaadiidkana u diidan yihiin inay u gudbaan Xudur. Taas waxa ay halis ku tahay nolosha qoysas dhan afar kun oo weli degmada Xudur ku sugan.

Qiimaha cuntada yar ee suuqa degmada Xudur laga heli kara aad ayey sare ugu kacday oo jawaanka sonkorta ah oo horey loo iibin jiray lix boqol oo kun oo shilin hadda wuxuu marayaa hal milyan iyo boqol oo shilin sida uu sheegay Maxamed Xasan Cabdiraxmaan oo ka mid ah dadka degmada weli ku harsan. Jawaanka burka iyo bariiska oo iyana horey loo iibin jiray lib boqol oo kun hadda waxa ay marayaan sagaal boqol oo kun oo shilin.

Muxudiin Xasan/AM

Previous Post

Koox hubaysan oo dadka barakacayaasha ah xoog uga saaraya xeryaha Muqdisho

Next Post

Bulshada deegaanka Boocame oo dadaal ugu jira joojinta xaalufka

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
Bulshada deegaanka Boocame oo dadaal ugu jira joojinta xaalufka

Bulshada deegaanka Boocame oo dadaal ugu jira joojinta xaalufka

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 03-OCT-2026

IDAACADDA 03-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 03-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-SEP-2026
September 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo