Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Koox hubaysan oo dadka barakacayaasha ah xoog uga saaraya xeryaha Muqdisho

Radio Ergo by Radio Ergo
March 13, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKoox hubeysan ayaa bilaabay in dadka barakacayaasha ah si xoog ah uga raraan dhismooyin iyo dhul dowladeed oo magaalada Muqdisho ku yaal. Meelaha raga hubeysan ay barakacayaasha ka saarayaan waxaa ka mid ah dhismihii hore ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeenta, Jaamacaddii Gaheyr iyo dhulkii safaaradii hore ee Mareykanka oo deegaan u aheyd dadka barakacayaasha ah.

Shariifo Abuukar Cabdi, oo ah hooyo afar carruur ah leh ayaa ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee laga raray dhulka siliga oo ah safaaradii hore ee Mareykanka.  Shariifo waxa ay hadda u guurtay xerada Maslax oo ku taal jidka dheer ee Muqdisho iyo Afgooye.

“Rag hubaysan ayaa noogu yimid aqalkeena, waxa ayna nagu yiraahdeen waa inaad ka baxdaan, annaguna waan ka baxnay, waana markii saddexaad ee xeradaas gudaheeda meeshii aan ka deganaa xooga la iiga saaro,” sidaas waxaa raadiyoow Ergo u sheegtay Shariifo Abuukar.

Hooyo kale oo magaceeda kusoo koobtay Nafiso ayaa iyana ka mid ah qoysaska qasabka looga saaray xeryaha ay magaalada ka deganaayeen.

“Dhulka waxaa lagu kala gadanayaa lacag dhan 500 oo doolar, adiga oo degan ayaa lagu kor gadanayaa. Annaga waxaan la’nahay wax aan cunno, marka dhul ma iibsan karno. Dadka ka guura na dhahaya, iyagu ma leh dhulka laakiin lama doodi karno oo qoryo ayey heystaan,” sidaas waxaa tiri Nafiso oo la hadashay weriye Ergo ka tirsan.

Laakiin afhayeen u hadlay maamulka gobolka Banaadir oo la yiraahdo Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in aysan waxba ka ogeen maleeshiyada dadka xooga uga saaraya dhulka dowladda.  Afhayeenka ayaa ugu baaqay dadka barakacayaasha ah in ay maamulka gobolka usoo dacwoodaan.

“Dhul dowladeed cidina ma iibsan karto, waxaanna dadka laga saarayo guri ama dhul ayan dowladdu dan ku qabsanayn ugu baaqeeynaa in ay usoo dacwoodaan, waxaan ugu tala galay xafiis ka furan xarunta maamulka gobolka Banaadir oo arrimaha qaabilsan,” sidaas waxaa yiri afhayeenka maamulka gobolka Maxamed Yuusuf.

Laakiin dadka la barakiciyay waxa ay sheegeen in loogu hanjabay in la dili doono haddii ay dacwoodaan amaba ay cid kale dhibtooda u sheegaan.

“Ma dacwoon kartid, dadkaan naftaada ayey kuu dilayaan, haddaa dawlad aadana naftaada ayaa waayeysaa, marka inaad amarkooda yeesho ayaa lagu badbaadi karaa,” ayey tiri Shariifo.

Nuur Cali

Previous Post

HIRED GUNMEN FORCE IDPS OUT OF GOVERNMENT BUILDINGS AND LAND

Next Post

CUNTO YARI XUDUR KA JIRTA

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
Next Post
CUNTO YARI XUDUR KA JIRTA

CUNTO YARI XUDUR KA JIRTA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-APR-2026

IDAACADDA 22-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo