Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALAYDA BOOCAME OO CAYAYAAN KA CABANAYA

admin by admin
March 24, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALAYDA BOOCAME OO CAYAYAAN KA CABANAYA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBeeralayda deegaanka Boocame ee gobolka Sool ayaa sheegaya in wax soo saarkoodii sanadkaan hoos u dhacay, tanoo ay keentay cudduro iyo cayayaan fara ba’an ku haya dalagyada ay ganacsiga u beertaan.

Beeralayda waxay sheegeen in sanadkii la soo dhaafay waxyaalihii la beertay oo dhan ay sameeyeen cudurado, siiba khudaartu ay ugu horayso yaanyadu.

Maxamuud Xirsi Faarax oo ah wakiilka sawaarada beeraha iyo deegaanka Puntland ee degmada Boocame ayaa Ergo u sheegay “Ilaa afar xanuun baa halkan ka jira, mid waa bahal madow oo qudaarta gelaya, midna waa malibiso, midna wuxuu ka dhashaa nafada dhulka oo xumaata, balse anagu ma naqaan xanuunka yaan-yada ku dhacay.”

Faysal daahir Jaamac oo ka mid ah beeralayda Boocame ayaa sheegay isna in beertiisa oo ka kooban saddex hikter, aysan dhowr xilli ku khasaareen wax soo saarkoodii ugu muhiimsanaa ee suuqyada waa wayn ay u iib geyn jireen.

“Khudaarta cagaaran baa ugu badan waxa noo soo go’a, sida saladhka, basasha, bar-barooniga, basbaaska iyo koostada, sidoo kale geed midhoodka ayaa isna noo baxa. Daawada aan haysanaa waxba ka tari wayday xanuunka ku dhacay yaanyada”

Axmed Cabdiraxmaan Cabdulaahi oo ka mid ah beeralayda ayaa isna Ergo u sheegay inaysan garanayn xanuunka ku dhacay dallagooda, gaar ahaan yaan-yada, mana helin taakulayn iyo aqoon dheeraad oo ay ka faa’iidaystaan, si ay uga hortagaan khatarta wax soo saarkooda.

Wasaaradda beeraha iyo waraabka Puntland ayaa xaqiijisay in ay  jirto halista tacbashada yaan-yada ee deegaanka Boocame, isla markaasna ay u dadaalayaan sidii loo badbaadin lahaa, Maxamuud Xirsi Faarax oo ah wakiilka beeraha iyo deegaanka ee degmada ayaa sidaas sheegay.

“Daawadii dili lahayd cayayaankan iyo farsamadii loo adeegsan lahaa waxaan doonaynaa in gacan laga siiyo beeralayda, dadku si uu wax soo saarkoodu u sii kobco,  beeralayda dhinaca aqoonta laga dhiso iyana waa dadaal muhiim ah oo wasaaradu hadda qorshaynayso.”

Deegaanka Boocame waxaa ku yaal in ka badan 100 beerood oo waa wayn, oo si wanaagsan u loogu tabco, deegaanka oo leh biyo wanaagsan ayaana u fududeeyey in in beeralaydu sanadkii xili kasta wax beeraan, iyagoo adeegsanaya makiinadaha waraabka, waxayna laf dhabar u yihiin khudaarta la geeyo magaalooyinka Laascaanood iyo Garoowe.

Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji

Previous Post

GAALKACAYO: DAD KA BADAN KUN QOF OO DAN YAR AH OO HELAY DAAWEYN LACAG LA AAN AH

Next Post

Dad ay dagaallo ka barkaciyeen Buur -dhuubo oo codasanaya in la gargaaro

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Dad ay dagaallo ka barkaciyeen Buur -dhuubo oo codasanaya in la gargaaro

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo