Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ay dagaallo ka barkaciyeen Buur -dhuubo oo codasanaya in la gargaaro

Radio Ergo by Radio Ergo
March 24, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

24blankWaxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee ay ku sugan yihiin dad ka badan ilaa kun qoys oo ku barakacay dagaallo ka dhacay degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo, iyadoo dhibaatada ugu daran ee qoysaskaasi ay ka cabanayaan ayaa waxaa ugu daran cuno la`aan, hoy la`aan, caafimaad darro iyo helitaaanka adeegga biyaha oo aad u liita, arrimahaasi oo is biirsadeyna waxay sii sii adkeeyeen nolosha qoysaskan barakacayaasha ah.

Maxamed Cali oo ka mid ah qoysaska faraha badan ee ka barakacay Buurdhuubo, kuna sugan tuulada Surriyo oo la hadlayey raadiyaha ERGO ayaa sheegay dadka ka barakacay guryahooda ku yaaley Buurdhuubo in ay tiradooda u dhaxeyso 1500 oo ruux ilaa 2000 kun oo ruux .Qoysaskaasi ma haystaan ayuu yiri adeegyadii ay u baahnaayeen, waxaana dhibaatadaasi u sii dheer maciishadda oo cirka isku shareertay, ka dib markii ay istaageen gaadiidkii xamuulka ee soo galayey deegaanka.

“Dadka wuu ka qaxey Buurdhuubo, waxayna u qaxeen tuulooyin u jira Buurdhuubo 10 km-5km u jirta deegaanka, xilli kulul ayaana lagu jiraa dadkuna ma haystaan wax nolol ah, waxayna u baahan yihiin in la gargaaro waxaana weli taagan cabsidii looga barakacay deegaanka, waxayna ka qaxeen beerahii ay tabcanayeen, waxaana codsaneynaa in gurmad deg-deg ah loo fidiyo qoysaskan oo aanan haysan, wax raashin iyo hoy sidaasi waxaa yiri Maxamed Cali.

Sidoo kale Xabiibo Muxamad oo ka mid ah haweenka barakacayaasha ah ee ku sugan tuulada Malkahidaa oo Buurdhuubo u jirta ilaa 10 km ayaa sheegtay dhibaatada ay qabaan qoysaska ka barakacay Buurdhuubo  xilligan in ay ugu weyn tahay Hoy la`aan iyo dhamaan daruuriyaadkii bani`aadamka u baahnaa, iyadoo sheegtayna noloshooda in ay ku tiirsaneyd wax soosaarka beeraha iyo xoolaha.

Ahmed C. Saalixi/MRS

Previous Post

BEERALAYDA BOOCAME OO CAYAYAAN KA CABANAYA

Next Post

ISBITAAL LAGA FURAY TUULADA CEELHUUR EE MUDUG

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
ISBITAAL LAGA FURAY TUULADA CEELHUUR EE MUDUG

ISBITAAL LAGA FURAY TUULADA CEELHUUR EE MUDUG

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo