Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALAYDA JOWHAR OO DIB U HABAYSANAYA BEERIHII BIYUHU HORAY UGA GOOYEEN

admin by admin
February 21, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALAYDA JOWHAR OO DIB U HABAYSANAYA BEERIHII BIYUHU HORAY UGA GOOYEEN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blankBeeraleeyda ku dhaw-dhaw magaalada ee beerahooda biyaha ay ka baxeen ayaa bilaabay inay  beertaan dalagyada xilliga guga laga isticmaalo gobalka waxayna inta badan biyaha siiya beerha kanaalka barwaaqo oo u dhaw magaalada .
 Kanaalka barwaaqo wuxuu waraabiyaa laba kun iyo shan boqol hektar   isku celcelin waa afar iyo labaatan km dhererkiisu, wuxuu magaalada kaga began  yahay  dhanka waqooyi , balse wuxuu biyaha siiyaa beeraleeyda deggan afarta jiho ee ku dhaw magaalada. Dadka  kanaalkan  biyahiisa isticmaala waxay beeran jireen bariis cadaha laakiin sanadkan waxay beeraleeyda bilowday dalagga galleyda si loo helo bacrimin  iyo inay isticmaalaan farsamooyinka dalagga la isku bedelo.
Waxaa jiro dad xoogsato ah oo ku dul nool dadka milkiilayaasha ah ee leh beeraha waaweyn . Cabdi Maxamedd Qadiin waa beeraleey reer Jowhar ah, horay wuxuu u  beeran jiray dalaga bariiska cad balse sanadkii hore markii ay biyaha gooyeen ka dib wuxuu xilligan gu’ga udiyaar garoobayaa beerashadda dallaga galeyda iyo digirta.
Faadumo Maxamed Cabdi waa  beeraleey waxay sidataa yaanbadii ay  beerta ku qodeysay, waxayna ii sheegtay inay muddo laba saacadood u soconeyso beerteeda ayna dooneyso inaay iyada xooggeeda isticmaasho waayo kharashka cagaftu wuu ku badan yahay oo iskama bixin karto, dhaqaalana kama soo gelin beerta labadii xilli ee ina dhaaftay taasoo ay ugu wacan tahay biyihii gooyey.
Ibraahim Maxamed Cali wuxuu ka mid yahay sadex dhallinyaro oo ka xoogsaneysay beer lagu beeray galley, waxayna  shaqada galaan lixda aroornimo iyagoo ka baxa laba iyo tobanka duhurnimo sida uu raadiyo Ergo u sheegay ibraahim.
Dadka ku dhaqan gobalka shabeelaha dhexe badi waxay noloshoodu ku tiirsan tahay qodaalka beeraha, wuxuuna gobolku leeyahay dhul ku habboon beerashada.
Maryan/MH/MRS
Previous Post

Weriyeyaal u soo warrama raadiyo ERGO oo helay abaalmarin

Next Post

Dhibaatada tahriibka iyo tarxiilka (sheeko gabadh la soo la tarxilay)

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Dhibaatada tahriibka iyo tarxiilka (sheeko gabadh la soo la tarxilay)

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-OCT-2026

IDAACADDA 02-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-SEP-2026
September 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-SEP-2026
September 28, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo