Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaatada tahriibka iyo tarxiilka (sheeko gabadh la soo la tarxilay)

Radio Ergo by Radio Ergo
February 21, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blankDhibaatada Tahriibta iyo tarxiilka ay  kala kulmaan Sacuudiga kuma eka Soomaalida oo  kaliya ee waxaa jira  dadyow kale oo Soomaalida dhibtaas la wadaaga isla markaana  tarxiilka Soomalida lagu soo celiyo dalka  laysga daro oo ka mid noqda dadka Soomalida ee laga soo raafo Sacuudiga kuwaasoo la kulma dhibaato kala duwan maaddaama dal kale oo ayan u dhalan la keeno.
 Sabaax Mukhtaar Mubaarak  waa gabar 25 jira oo dhalatay dalka Yemen  hooyadeedna tahay  Soomaali lagana soo qabtay iyadoo tahriiba xadka Yemen iyo boqortooyada Sacuudiga kadibna loo soo tarxiilay dalka somaliya. Waxay Sabaax la xanuunsanayd muddo saddex sano ah xanuunka dhimirka iyadoo intii xilligaas ka dambeysayna mudatay dhibaatooyin.  Gabadhan oo hadda caafimaaday walina ku sugan xarunta dhimirka ee magaalada  Gaalkacyo, ayeysan jirin wax xog ah oo ay ka hayaan helkeedii, waxayna idaacadda Ergo uga warranta xaaladeeda.
‘‘ Markii hore tahriib baa laygu qabtay Soomaalibaan sheegtay xamarbaa laygu soo tuuray anigaana sheegtay inaan Soomali ahay sababtoo ah lacag badan ayaan ka qaatay dadkayaga waxana doonayey inaan galo Sacuudiga oo soo shaqeysto ka dib markii lay keenay Muqdisho nin Soomaali ah b aan  guursadey uur baan yeeshay, ninkii waa i furay oo wuxuu yiri madoonaayo ilmo markaas ayaan imid Boosaaso  ilmihiina waa dillaaceen, waan dhiig baxay mana helin daryeel waana dayacmay markaas ka dib nin la yiraahdo cabdulqaadir oo Soomali ah ayaa i caawiyey oo i geeyey isbitaalka Boosaaso, ka dib dhawaan ayaan ogaadey inaan xanuunsanaa muddo oo joogo gaalkacyo, hooyaday, aabahay iyo walaalahay midna war igama hayaan inaan dhintay iyo inaan noolahay, lakiin hadda waxan codsanayaa in laygu caawiyo sidii aan ugu tagi lahaa ehelkeygii ’’ sidaas waxa tidhi Sabaax.
Hani Cabikariim Xuseen maamulaha xarunta dhimirka ee Gaalkacyo ayaa iyana idaacadda arrimaha bini aadanimada ee Ergo u sheegtay in markii la keenay xarunta dhimirka Gaalkacyo aysan waxba kala garanayn aadna u tabar darayd, lakiin hal sano ka dib oo ay gacanta kuhaysay xarunta dhimirka ee Gaalkacyo  uu wanaagsan yahay caafimaadkeedu oo ay doonayso inay aaddo dalka Yemen lakiin aysan haysan wax aqoonsi ah, sahay safar iyo xiriika dadkeedii oo aysan kala warhelin seddex sano.
 Safiya Daahir Maxamed waa kal kaaliso ka howlgasha xarunta dhimirka ee gaalkacyo waxayna Idaacadda Ergo u sheegtay in caafimaadka  sabaax  hadda wanaagsan yahay, waxayna hadda garatay iney joogto meel aan Yemen ahay kuna sugan tahay Gaalkacyo.
Burhan Cadeysay/MRS
Previous Post

BEERALAYDA JOWHAR OO DIB U HABAYSANAYA BEERIHII BIYUHU HORAY UGA GOOYEEN

Next Post

Dhibaatada dhul-xirmeysiga ee Ximan iyo Xeeb

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Dhibaatada dhul-xirmeysiga ee Ximan iyo Xeeb

Dhibaatada dhul-xirmeysiga ee Ximan iyo Xeeb

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo