Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Weriyeyaal u soo warrama raadiyo ERGO oo helay abaalmarin

Radio Ergo by Radio Ergo
February 18, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSaddex weriyie oo ka tirsan raadiyo Ergo ayaa ka mid ahaa 12 weriye oo Soomaali oo la guuleystay abaal-marinta 2013ka ee Warbaahinta Soomaaliya. Weriyayaasha oo ka kala socday gobollada bartamaha iyo koofurta, Puntland iyo Somaliland ayaa laga abaal-mariyay warbixino la xariira hormarka iyo arrimaha bini aadano oo ay dalka ka tabiyeen sanadii hore.

Abaal-marinta oo sanadkii hore ay bilaabeen Ururka Weriyayaasha Qaranka Soomaaliyeed iyo Ururka Warfidiyeenada Somaliland oo kaashanaya hey’addaha Qaramada Midoobay ayaa waxaa u tartamay tiro weriyayaal raadiyoow oo ka howlgala gobolada Bartamaha iyo Koofurta iyo deegaanada Puntland, iyo weriyayaasha wargeysyada iyo warbaahinta internetka ee Somaliland ka howl-gala.

Si kastaba, 12 weriye oo saddexdaa deegaan ka kala yimid ayaa ku kala guuleystay afarta mowduuc ee abaal-marinta lagu bixinayay oo kala ahaa warbixinada la xariira jinsiga, Carruurta iyo Dhalinyarada, helitaanka adeegyada aas-aasiga ah iyo warbixinada dabo-galka ah.

Saddex ka mid ah weriyayaasha guuleystay oo kala ah Yuusuf Axmed Keynaan, Cali Nuur Faarax iyo Maxamuud Cabdi Diirshe waxay u shaqeeyaan raadiyaha Ergo.  Keynaan wuxuu ku guuleystay warbixin uu ka diyaariyay “Haweenka iyo doorka beer-falida”, halka Diirshe na uu ku guuleystay warbixin uu ka diyaariyay daawooyinka dhaca iyo howl-wadeenada caafimaadka ee aan tababarka laheyn saameynta xun ee ay bulshada ku leeyihiin.

Cabdulqaadir M. Cabdulle/MR/MRS

Previous Post

Barakac xoog leh oo ka socda Xudur iyo Bakool

Next Post

BEERALAYDA JOWHAR OO DIB U HABAYSANAYA BEERIHII BIYUHU HORAY UGA GOOYEEN

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
BEERALAYDA JOWHAR OO DIB U HABAYSANAYA BEERIHII BIYUHU HORAY UGA GOOYEEN

BEERALAYDA JOWHAR OO DIB U HABAYSANAYA BEERIHII BIYUHU HORAY UGA GOOYEEN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-SEP-202

IDAACADDA 08-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo