Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

WARBIXIN KU SAABSAN HORUMARINTA BEERAHA

admin by admin
June 12, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
250 beeraley ah oo ka faa’iidaystay tababar dhinaca beeraha wanaagsan ah

Sawir/Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
Ururka Somali Agriculture Technology Groups SATG ayaa soo bandhigay hanaan ku dhisan farsamo casri ah oo kor loogu qaadayo wax soo saarka beeralayda yar yar.
Cabdilqaadir Maxamed Abiikar oo ah aqoonyahan dhinaca beeraha ah kana tirsan hay,ada SATG/Filsan oo fulinaysa mashruuca ayaa Ergo u sheegay in farsamadaan laba sano ka hor ay ku tijaabiyeen Afgooye beer ku taal, dalagga geleyda keliyana ay ku tijaabiyeen, haddase ay u gudbeen inay ku fiiriyaan dhamaan waxyaalaha kale ee la beerto.
Mashruucaan waxaa loo sameeyey in beeralayda yar yar ee Soomaalida dagaaladdu aafeeyeen wax soo saarkooda la kordhiyo, hadda beeralayda yar yar halkii hektar waxay ka goostaan 10 kiintaal oo geley ah, waxayna farsamadaani gaarsiinaysaa inay helaan in ka badan 50 kiintaal.
Farsamadaan ayaa ku timid baaritaan sheybaar oo lagu sameeyey ciidda, iyadoo SATG ay sheegtay in caadiyan ciidda wax lagu beerto ee dhulka Soomaaliya ay ku yartahay maadooyinka Phosphorous iyo Nitrogen taasoo lagu kordhinayo maadaddaas, sinaysana awood dheeraad ah oo dalagii ku falxamayo heer ka wanaagsan kii horay dadku u helayeen.
Adan/MH
Previous Post

XARUMAHA CAAFIMAAD EE HARGEYSA OO SHEEGAYA IN DADKA ISKA BAARAYA CUDURKA CAGAARSHOWGA NOOCA B AY SII KORDHAYAAN

Next Post

Xarumaha caafimaad ee Hargeysa oo sheegaya in dadka iska baaraya cudurka cagaarshowga nooca b ay sii kordhayaan

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo, dayac iyo faquuq ka saaray suuqa shaqada

October 6, 2026
Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Next Post
Xarumaha caafimaad ee Hargeysa oo sheegaya in dadka iska baaraya cudurka cagaarshowga nooca b ay sii kordhayaan

Xarumaha caafimaad ee Hargeysa oo sheegaya in dadka iska baaraya cudurka cagaarshowga nooca b ay sii kordhayaan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-OCT-2026

IDAACADDA 07-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-OCT-2026
October 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo