Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Xarumaha caafimaad ee Hargeysa oo sheegaya in dadka iska baaraya cudurka cagaarshowga nooca b ay sii kordhayaan

Radio Ergo by Radio Ergo
June 12, 2014
in Caafimaadka
0
Xarumaha caafimaad ee Hargeysa oo sheegaya in dadka iska baaraya cudurka cagaarshowga nooca b ay sii kordhayaan

Photo | Sawir kaydka/Cabdulqaadir/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
Dadka ku baraarugaya inay iska baaraan cudurka jooniska la yiraahdo (Hepatitis B) iskana talaalaya ayaa ku sii kordhaya Somaliland bilihii ugu dambeeyey, takhaatiirka iyo xarrumaha magaladda Hargeysa ayaa sheegay in dadka u imanaya saddexdii bilood ee la soo dhaafay ay saddex laab kordheen.
Dr. Cabdirashiid Axmed oo ah takhtar ka hawl galla xarunta Dentistry Centre ee Hargeysa ayaa Ergo u sheegay ” waxaan horay talaal cudurkaan ah noogu imaan jiray 30 qof bil kasta,  haddase dad ka badan 45 ayaa bil kasta noo yimaadda si looga talaalo cudurkaan”.
Takhtarka ayaau aaneeyey kororka dadka iska baaraya iyo kuwa qaadanaya talaalka wacyi gelin dheeraad ah oo dhinaca cudurkaan la xiriirta oo dadku helayaan.
Dr. Axmed ayaa sheegay in cudurkaani si aamusan uu dadka reer Soomaliland u laynayey, toosoo ay ugu wacnayd iyadoo aysan jirin talaal iyo hab daaweyn ah oo horay looga heli jiray magaladda, wakhtigaanna dadku ay u imanayaan xarrunta iyagoo qoys ahaan uwada socda doonayana inayiska baaraan cudurka.
“Koox kastoo oo qoys ah oo aan baarno waxaan ka helnaa cudurka qaar ka mid ah, iyadoo aan cudurkaan la daaweyn karin, hase ahaatee uu leeyahay talaal qofka ka badbaadinaya wax yeeladiisa”
Cumar Serbiya
Previous Post

WARBIXIN KU SAABSAN HORUMARINTA BEERAHA

Next Post

BEERALLEY HOR LEH OO KUSOO BARAKACY BAYDHABO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
VILLAGERS FLEE TO BAIDOA FOR FOOD

BEERALLEY HOR LEH OO KUSOO BARAKACY BAYDHABO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-APR-2026

IDAACADDA 20-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo