Goats die of disease in Galmudug as vets say they lack vaccine
An outbreak of smallpox has killed around 300 goats in the last three weeks in Galo, 45 m east of Dhusamareb in central Somalia’s Galgadud region. The disease has affected...
Read moreAn outbreak of smallpox has killed around 300 goats in the last three weeks in Galo, 45 m east of Dhusamareb in central Somalia’s Galgadud region. The disease has affected...
Read moreWaxaa kordheysa tirada haweenka lagu kufsado xeryaha lagu barakacay ee Muqdisho iyo duleedkeeda. Shantii cisho ee ugu horreysay bishan Diseembar waxaa la kufsaday 12 haween ah sida aan ka soo...
Read moreDad gaaraya 450 qoys ayaa ku aqallo beelay roobab xoog leh oo toddobaadyadii u dambeeyay ka da’ayay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Qoysaska oo ka soo barakacay abaarihii u dambeeyay...
Read moreXoolalleyda ku dhaqan gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa xoolahooda ku quudinaya badarka, isla markaana dhaafsanaya xoolaha weydka ah cunto, sababo la xiriira abaaraha ba`an ee ka jira qaybo ka mid...
Read moreWaxaan idiin soo gudbineynaa qiimaha cuntada quutul daruuriga ah ay ka marayso magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan waddanka, aanse maanta ku horrayno gobolka Hiiraan oo ay dhibaatooyin dagaal ay...
Read moreAdduunkaan ummadaha ku nool eeddu kala gaadhay Adduunkaan afduubkiyo fitnada ololeynaaya Adduunkaan awood-sheegadkiyo aarsashadu taallo Adduunkaan xaqiiqada inkiray beentana u oomman Aaladaha wax duuboo xogtiyo wararka iib geeya Aafaadka jira...
Read moreWARGELIN Ururka Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobey FAO wuxuu idinku wargelinayaa: Iyadoo hawlaheenna gargaarka dhinaca beeraha ay ka bilaabanayaan degaannada Rab Dhuurre, Tayeeglow, Waajid, Xuddur, Baydhaba/Bardaale, Buur Hakaba, Diinsoor, Qansax...
Read moreSaadaasha xilli roobaadka Deyrta sanadka 2012ka Oktoobar – Nofambar. Waxay saadaashu sheegaysaa in cimilada xilli roobaadka Deyrta inta u dhaxeysa Oktoobar - Nofambar gudaha Soomaaliya ay tusineysaa in inta badan...
Read more© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo