Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Boqollaal qoysas barakacay ah oo ku aqallo beelay roobka Caabudwaaq

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 20, 2017
in Masiibooyinka, Wararkii u Danbeeyay
0
Khatar fatahaad oo ka jirta webiga Shabeelle ee degmadda Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Dad gaaraya 450 qoys ayaa ku aqallo beelay roobab xoog leh oo toddobaadyadii u dambeeyay ka da’ayay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Qoysaska oo ka soo barakacay abaarihii u dambeeyay ee ku dhuftay gobolka ilaa dhanka Itoobiya ayaa aqallo buushash ah oo ka sameysnaa baco iyo cows ka dhistay lix xero oo ku yaalla duleedka magaalada.

Labo carruur ah oo ay da’doodu kala tahay afar sano jir iyo lix jir ayaa la badbaadiyay oo laga soo dhex saaray biyaha roobta oo da’ay labo toddobaad ka hor xilli ah hooyadood maqneyd sida uu ku soo warramayo weriyaha Ergo.

Dadka qaar wuxuu daadku kala tagay maacuuntii, dharkii iyo agabkii kale ee u dhex yaallay aqalladooda. Welina qaarkood ma helaan meel ay uga gabbadaan roobka deyrta oo si xiriir ah uga da’aya Caabudwaaq tan iyo markii uu billowday bishii hore ee Oktoobar.

Dadkan ayaa qaarkood ku hoyda geedaha hoostooda iyo dhul bannaan oo xerada ah, halka qaar kalena ay dulsaar ku noqdeen eheladooda oo deggan magaalada. Haweeyo Nuur oo haysata lix carruur ah oo ay kala soo barakacday deegaanka Eelaay ee dhanka Itoobiya ayaa ka mid ah dadka bannaanka jiifa ee ay aqalladu ka dumeen. Waxay Raadiyo Ergo u sheegtay in haddii ay dib u dhisan lahayd ay biyuhu weli dhex fadhiyaan aqalkooda. Ma haystaan maro-kaneecooyin iyo gogol, dharkiina wuu ka qoyay.

Waxay xustay in helista raashinka oo ku adkeyd ay ugu darsoontay hoy la’aanta. Xareedda uu roobku dhigay meelaha biyo fariisinka ah ayay sheegtay inay dhaansadaan oo ay cabaan.

Hooyadan oo tan iyo bishii Abriil ee 2016 joogta kaam lagu magacaabo Harqaboobe ayaa tilmaantay in qoyskeeda uu abaarta ku waayay 150 ari ahaa.

Madaxa arrimaha bulshada ee maamulka degmada Caabudwaaq, Muuse Axmed Maxamed ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in warbixin ay ka diyaariyeen xaaladda dadkan ay la wadaageen hay’adaha gargaarka, balse aanay jirin cid ilaa hadda ka soo jawaabtay. Wuxuu xusay in dadkaas oo aan xitaa musqulo haysan ay  u baahan yihiin gurmad dhinac kasto leh.

 

Previous Post

Qiimaha cunooyinka gudaha ka soo baxa oo kor u kacay

Next Post

Related Posts

blank
Wararkii u Danbeeyay

Dhallinyaro Hargaysa ka hirgaliyay waxbarasho dadka loogu geeyo guryahooda

August 17, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraa Galgaduud oo ka cabanaya cudur ka dilaya xoolaha oo il-dhaqaale u ah

August 14, 2026
Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan
Wararkii u Danbeeyay

Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan

August 12, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Carruur nafaqo celin loogu sameeyay Muqdisho markii ay taageereen ganacsato Somali ah

August 11, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Somalia news, Latest news, Drought, Somali news, Mogadishu live news
Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato ku wajahaya Somaliland cunno xumo, go’doon iyo roob la’aan

August 7, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-AUG-2026

IDAACADDA 18-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-AUG-2026
August 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-AUG-2026
August 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-AUG-2026
August 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-AUG-2026
August 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-AUG-2026
August 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo