Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Qiimaha cunooyinka gudaha ka soo baxa oo kor u kacay

Radio Ergo by Radio Ergo
November 18, 2017
in Cunto-Yaraanta, Wararkii u Danbeeyay
0
SANAG HERDER FEEDS MAIZE TO HIS FAMILY AND LAST REMAINING GOATS

Photo | Maize in the market/File photo/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/11/Warbixinta-Qiima-kororka-Suuqyada-Muqdisho-ee-dalagyada-.mp3

Waxaa sare u kacay qiimaha dalagyada ka soo go’a  beeraha dalka bilihii la soo dhaafay. Dadka ka ganacsada raashinkaan gudaha ayaa u sababaynaya qiimo kororkan dalagyadii beeraha ka soo baxayey oo aan soo go’in xilligii guga, iyadoo abaartu samaysay dhul beereedkii gobollada Shabeelooyinka, Bay iyo Bakool.

Suuqyada waawayn ee dalagyadan lagu iibiyo ee magaalada Muqdisho ayaysan ka jirin mashquul badan,  waxaana dadku ay intooda badan joojiyeen iibsashada dalagyada dalka markii qiimaha oo aad u sareeya dartood. Halkii madaal ee digirta ah waxaa lagu kala iibsanayaa 40 -Afartan-Kun Shilling Soomaali, halka loorka 50kg ahina yahay 2,050,000 Sh. So. Halka bishii Juun uu ka ahaa 900,000.

Axmed Maxamed Ibraahim oo ah ganacsade Iibiya dalaga beeraha laga soo gooyo , wuxuu Radio Ergo u sheegay in sanadkan uu u yahay kii ugu darnaa ee ganacsigoodu la darso suuq la’aan. wuxuu sheegay inuu ku xirnaa  beeralayda gobollada shabellaha hoose iyo dhexe oo raashinku ka soo qaadan jiray kadibna ku keedsan jiray baqaar wayn oo uga dhisan magaaladda. Markii ugu dambaysay oo uu raashin soo qaato waxay ahayd sida uu ii sheegay 8 bil ka hor markaas oo uu soo helay  789 loor oo raashin ah taasoo aad uga yar tirada markii horre uu soo heli jiray oo ahayd labbo gaari oo dheenna ah oo raran.

”Raashinkan guduhu hadda waa mid ka qaalisan kii dibadda laga soo dhoofinayey, dadkiina kii dibadda laga so dhoofinayey ayey u wareegeen, cidina ma iibsato inta yar ee taal” Ayuu yiri Axmed.

 

Previous Post

Barnaamijka codka dhegeystaha

Next Post

Boqollaal qoysas barakacay ah oo ku aqallo beelay roobka Caabudwaaq

Related Posts

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud

August 21, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Qoysas laga raray xero barakac oo duleedka Garowe ku wajahaya dhibaato nolol xumo

August 21, 2026
Ganacsiga malabka oo bog cusub oo nololeed u furay danyar ku nool Shabeellaha hoose
Wararkii u Danbeeyay

Ganacsiga malabka oo bog cusub oo nololeed u furay danyar ku nool Shabeellaha hoose

August 20, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Dhallinyaro Hargaysa ka hirgaliyay waxbarasho dadka loogu geeyo guryahooda

August 17, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraa Galgaduud oo ka cabanaya cudur ka dilaya xoolaha oo il-dhaqaale u ah

August 14, 2026
Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan
Wararkii u Danbeeyay

Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan

August 12, 2026
Next Post
Khatar fatahaad oo ka jirta webiga Shabeelle ee degmadda Beledweyne

Boqollaal qoysas barakacay ah oo ku aqallo beelay roobka Caabudwaaq

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-AUG-2026

IDAACADDA 21-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-AUG-2026
August 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-AUG-2026
August 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-AUG-2026
August 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-AUG-2026
August 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-AUG-2026
August 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo