Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

XOOLALLEYDA TOGDHEER OO XAALAD ADAG KU JIRA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 2, 2017
in Cunto-Yaraanta
0
blank

Photo | Xoolo dhoof loo diyaarinayo oo ku jira maxjarka Aljaabiri ee Boosaso/Sawir/kaydka/Maxamed Xasan/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Xoolalleyda ku dhaqan gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa xoolahooda ku quudinaya badarka, isla markaana dhaafsanaya xoolaha weydka ah cunto, sababo la xiriira abaaraha ba`an ee ka jira qaybo ka mid ah gobolka.

Ibraahim Axmed Quulle, oo ka mid ah dadka tuulada Xoodeed, ayaa sheegay in ilaha biyaha ay qallali rabaan ayna xaaladdu adag tahay. Sidoo kalena qaar ka mid ah xoolahooda ay yihiin weyd oo aan la iibin karin. Taas beddelkeedna, xoolaha weydka ah ay dhaafsanayaan badar si xoolaha kale loogu quudiyo.

Deegaannada ugu daran ayaa ah Unuunley, Ina-af-madoobe, Beer-kirir, Sarar, Dhakool iyo Gaatama oo xoolaha  la siiyo badarka sida haruurka iyo galleyda, kadib markii la waayay baad ay daaqaan.

Canab Yuusuf oo ka mid ah xoolalleyda deegaanka Ina-af-madoobe ayaa sheegtay in marka arigeeda uusoo xaroodo isagoon waxba soo cunin ayna u dhigto haruur.

“Mararka qaar maba heleysid wax aad badar ugu soo iibiso. Dhulkii malaha baad ay xooluhu daaqaan, oo imika guriga ayaanba ku heynaa oo aan ku quudinnaa,” ayay tiri Canab oo niyad jab muujineysa.

Sanadkan ayaa gaar ahaan uu ka jiraa gobolka Jiilaal daran, iyadoo roobab ku filanna uusan helin gobolku.

Ibraahim waxaa kale oo uu sheegay in badarka xoolaha lagu quudiyo ay ka qaadeen cudurro oo ay bukaan, sidaa darteedna ay maamulka Somaliland iyo hay`adaha xoolaha ka codsanayaan inay tallaal u geeyaan.

Sidiiq Yuusuf Khalaf/FM

Previous Post

DALAN-DOOL

Next Post

Dad abaarta ka soo barakacay oo ku nool kalluun ay ka dawarsadaan xeebta Hobyo

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraa Galgaduud oo ka cabanaya cudur ka dilaya xoolaha oo il-dhaqaale u ah

August 14, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Somalia news, Latest news, Drought, Somali news, Mogadishu live news
Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato ku wajahaya Somaliland cunno xumo, go’doon iyo roob la’aan

August 7, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
Next Post
QIIMAHA KALUUNKA OO KOR U KACAY MUQDISHO

Dad abaarta ka soo barakacay oo ku nool kalluun ay ka dawarsadaan xeebta Hobyo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-AUG-2026

IDAACADDA 17-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-AUG-2026
August 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-AUG-2026
August 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-AUG-2026
August 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-AUG-2026
August 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13 AUG-2026
August 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo