Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

FAO: FARRIIN KU SOCOTA BEERALLEYDA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
September 8, 2017
in Wararkii u Danbeeyay
0
FAO: FARRIIN KU SOCOTA BEERALLEYDA

Photo | Sawir/keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

WARGELIN Ururka Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobey FAO wuxuu idinku wargelinayaa: Iyadoo hawlaheenna gargaarka dhinaca beeraha ay ka bilaabanayaan degaannada Rab Dhuurre, Tayeeglow, Waajid, Xuddur, Baydhaba/Bardaale, Buur Hakaba, Diinsoor, Qansax Dheere, Baardheere, Belet Xaawo, Doolow, Garbahaarey/Buur Dhuubo, Luuq, Belet Weyne/Matabaan, Bulo Burte/Maxaas, Jalalaqsi, Buaale, Jilib, Saakow/Salagle, Afmadow/Xagar, Badhaadhe, Jamaame, Kismaayo, Adan Yabaal, Balcad/Warsheikh, Cadale iyo Jowhar/Mahaday, waxaan kaloo aqoonsannahay xuquuqda cid kasta oo ka faaideysaneysa barnaamijkan u leedahay inay ogaato waxa uu leeyahay in la siiyo ee xuquuq ah.

Beeraleyda  loo diiwaan geliyey inay helaan gargaarka miraha dalagyada beeraha, fadlan waa iney ogaadaan, in beeraley kasta oo loo xuley barnaamijkan ee ku dhaqan goobaha cunnada ay roobku ku beermaan inuuu xaq u leeyahay 15 kilogram oo meseggo ah iyo 10 kilogram oo digir ah, kuwaas oo ku filan inay ku beertaan hal hectare oo dhul ah, halka gobollada  Bay, Bakool iyo qeybo ka tirsan Gedo uu qof walba oo ku nool goobaha ay dadku cunada roobka ku soo saartaan , qof walba oo beeraley ah la siin doono 30 kilogram oo meseggo ah iyo 20 kilogram oo digir ah, oo ku filan in lagu beerto laba hektar oo dhul beereed ah..

Beeraleyda loo xushey barnaamijkan ee ku dhaqan dhulka webiyada ay maraan (iyo goobaha mucayinka ah ee beeraleydu ay cunnada ku soo saartaan roobka ee Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose) waxaa beeraley kasta uu xaq u leeyahay inuu helo 20 kilogram oo galey ah iyo 10 kilogram oo digir ah, oo ku filan in lagu beerto hal hektar oo dhul beereed ah. Markaad hesho kaalmadan, waxaa lagaa doonayaa inaad saxiixdo warqadda cadeyneysa in kaalmo lagu guddoonsiiyey ama risiit, isla markaana aad sheegto nambarka telephonkaaga.

Faahfaahin dheeri ah haddaad u baahan tahay, fadlan  nagala soo xiriir emailka ah  info@faosomalia.org amaba fariin qoraal ah ku soo dir telefonka nambarkiisu yahay +254712000212. Dib ayaa lagaaga soo wici doonaa.

Farriintan waxaa idiin soo gudbiyay Ururka cuntada iyo beeraha u qaabilsan QM ee FAO.

Previous Post

SAADAASHA HAWADA

Next Post

DHAGEYSO RAADIYO ERGO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

July 23, 2026
Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose
Caafimaadka

Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose

July 21, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Haween barakac ah oo qoysaskooda uga saaray nolol xumo haysay xirfado ay ku shaqaystaan

July 20, 2026
Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin
Wararkii u Danbeeyay

Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin

July 16, 2026
Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
Beeraha Iyo Xoolaha

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug

July 15, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu horumarinayo Muqdisho oo shaqo la’aan biday barakac iyo danyar

July 14, 2026
Next Post
DHAGEYSO RAADIYO ERGO

DHAGEYSO RAADIYO ERGO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 27-JUL-2026

IDAACADDA 27-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 27-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-JUL-2026
July 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-JUL-2026
July 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUL-2026
July 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUL-2026
July 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUL-2026
July 23, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo