Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Qiimaha raashiinka ee magaalooyin Soomaaliya

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
September 11, 2017
in Cunto-Yaraanta, Wararkii u Danbeeyay
0
Qiimaha raashiinka ee magaalooyin Soomaaliya
1
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaan idiin soo gudbineynaa qiimaha cuntada quutul daruuriga ah ay ka marayso magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan waddanka, aanse maanta ku horrayno gobolka Hiiraan oo ay dhibaatooyin dagaal ay saamayn ku yeesheen nolosha dadka.

Dadka gobolka Hiiraan oo marka la tilmaamayo loo qaybsho saddex waaxood oo ku saleeysan dhinaca bey`ada ay ku noolyihiin oo kala ah : Reer webi, Beeralleey/xoolodhaqato ah iyo Xoolo-raacato, ayaa waxaa si ba`an u saameeyey sanadihii ina dhaafay roobab la`aan sababay abaaro salfaday duunyaadii xoolaha nool ee ay ku tiirsanaayeen,  waxayna taasi si aad ah ay uga dhigtay kuwo si joogta ah u isticmaala cuntada laga soo waarido dalka dibaddiisa, ka dib markii meelo badan oo dhul-beereedka ah layska dhaafay tacabkii la tabci jiray, caanihii laga heli jiray xoolaha ee cunnada lagu goosaaran jirayna la waayey oo lagu diimay, waxayna dadkii min guri miyi illaa gurri magaalo ay noqdeen kuwo si isla mid ah u isticmaala cunnada dhoofka ku timaadda dalkeena.

Qiimaha cuntada daruuriga ee suuqa Beledweyna ayaa ah sidan :

Burka 50kg = $27

Bariiska 50kg = $30.50

Sokorta  50kg = $44

Saliidda 20ltre = $27

Baastada 10kg= $9.50

Masaggada 50kg= $13

Galleeyda 50kg = $12

Kisamaayo Qiimaha raashiinka wuxuu ka marayaa Burka 50kg = $27 Bariiska50kg= $30.50 Sokorta 50kg = $44

Muqdisho

Bur 50kg = $ 24.8

Bariis 50kg = $26.8

Baasto 10kg =$9.4

Sokor  50kg = $38.8

Saliid 20 litir = $28.6

Baydhabo

Bariis 50kg = $27

Sokor 50kg = $40

Bur 50kg = $ 24.4

Baasto 50kg = $9.3

Saliid 20 litir $27

Qiimaha la kala siisanayo maciishadda daruuriga magaalada ganacsiga maamulka Puntland ee Boosaaso Burka 50kg = $22.5 Bariiska 50kg = $24 Sokorta 50 kg = $37.5 Baasto 10kg = $8.5 Burco Bariiska 50kg =$30 Burka 50kg =$32 Sokorta 50kg =$40 Saliidda 20ltr =$16

Dhuusomareeb

Sokorta 50kg = $40.5

Burka 50kg = $27

Bariiska 50kg = $28.6

Saliid 20ltre = $25

Kiishka masaggada 50kg = $18.5

Kiishka galleyda ah. 50kg = $17

MH/MG

Previous Post

DHAGEYSO RAADIYO ERGO

Next Post

IDAACADA Sat 16 Sep, 2017

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

July 23, 2026
Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose
Caafimaadka

Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose

July 21, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Haween barakac ah oo qoysaskooda uga saaray nolol xumo haysay xirfado ay ku shaqaystaan

July 20, 2026
Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin
Wararkii u Danbeeyay

Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin

July 16, 2026
Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
Beeraha Iyo Xoolaha

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug

July 15, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu horumarinayo Muqdisho oo shaqo la’aan biday barakac iyo danyar

July 14, 2026
Next Post
DHEGEYSO BARNAAMIJKA CODKA DHEGEYSTAHA

IDAACADA Sat 16 Sep, 2017

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 27-JUL-2026

IDAACADDA 27-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 27-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-JUL-2026
July 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-JUL-2026
July 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUL-2026
July 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUL-2026
July 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUL-2026
July 23, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo