Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

ARDAY BARATAY FAYA-DHOWRKA XOOLAHA OO MUQDISHU KU QALIN-JABIYEY

admin by admin
July 7, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
CUDURRO XOOLAHA KU DILAYA GOBOLKA GEDO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Dufcaddii ugu horreysay oo barata cilmiga xanaanada xoolaha ayaa ka qalin-jibiyey kuliyadda Barashada Cilmiga Xanaanada Xoolaha ee Jaamacadda Horseed. Saddex iyo labaatan wiil iyo toddobo gabdhood oo dhammeystay afar sano oo ay baranayeen culuumtaas ayaa shahaahada koowaad ee jaamacadda lagu guddoonsiiyey magaalada Muqdisho 25-kii bishii hore.

“Waa markii ugu horreysay muddo 23 sano ah ardey ka qalinjabiso cilmiga xanaanada xoolaha uga qalinjabiso dalka gudihiisa,” sidaas waxaa tiri maamule ku xigeenka kuliyadda Dr Maxamed Xasan Buubi.  Wuxuu intaa ku daray in dhakhaatiirta xoolaha ee cusub ay wax weyn ka baddali doonaan hannaanka caafimaadka ee xoolaha oo ah isha ugu weyn ee dhaqaale uu kasoo galo dalka.

Waxaa Soomaaliya oo dadka badigood ay xoolalley yihiin ka jira baahi weyn oo loo qabo dhakhaatiira xoolaha, taas oo dhalinyarada qalinjabisay ku caawineysa in si deg deg ah shaqooyin u helaan.

Axmed Xasan oo ka mid ah dhakhaatiirta cusub ee caafimaadka xoolaha ayaa ballan-qaaday in ay wax weyn ka qaban doonaan fayo-dhowrka xoolaha Soomaalida.

“Baahi weyn baa loo qabaa dhakhaatiir cilmiga xoolaha baratay oo miyi iyo magaalaba tagi kara. Waxaan diyaar u nahay in aan baahidaas buuxinno,” ayuu yiri Axmed oo hadlay weriye Ergo ka tirsan.  Kuliyadda Cilmiga Xanaanada Xoolaha ayaa la aas-aasey sanadkii 2005.

Previous Post

Miino carruur ku dishay Jowhar

Next Post

MOTHERS OF IDP CHILDREN INJURED IN BLAST APPEAL FOR MEDICAL AID

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
Xarumaha caafimaad ee Hargeysa oo sheegaya in dadka iska baaraya cudurka cagaarshowga nooca b ay sii kordhayaan

MOTHERS OF IDP CHILDREN INJURED IN BLAST APPEAL FOR MEDICAL AID

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 06-OCT-2026

IDAACADDA 06-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 06-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo