Dadaallada iyo ka hortagga lagu sameeyey cudurka Duumada ayaa rubuc ahaan hoos u dhigtay tirada dadka u dhimanayey sanad kasta...
Ka shaqeynta nadaafadda deegaanka, horumarinta adeegyada caafimaadka iyo tilmaamo la xiriira goobaha ay ka dhashaan cudurrada ayaa ka mid ahaa...
Maantoo ah 1da Diseembar sanadkasta waxaa la xusaa maalinta calamiga ah ee loo asteeyey cudurkaan iyadoo la siiyo dadaalo lagu...
Muuqaalka 2-daan ruux aad buu kuu murugo gelinyaa, maxaa yeelay waxaa doorsoomay wajiyadooda iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee...
Ku dhowaad 10-carruur ah oo la xanuunsanaya cudurka jadeecada islamarkaasina ay ka muuqato nafaqo darro, ayaa 48-kii saac ee la...
Saraakiisha caafimaadka ee ka hawl gala gobolka Galgaduud, ayaa ku warramaya inay kordheen tirada dadka qaadaya fayraska keena cudurka jadeecada,iyagoo...
Tan iyo intii hay’adaha samafalka ay joojiyeen howlihii gargaarka ee ay ka hayeen xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, ayaa waxay shaqo...
Ammaanka oo sii xumaanaya ayaa ku keenay dhibaato nolosha xerooyinka qaxootiga ku yaal Dhadhaab gaar ahaan xerada Kaambi caws oo...
Xilli roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka deegaanka ay ka curteen deegaanno ka tirsan gobollada Bay iyo Bakool,...
Iyadoo dhibaatooyin dhanka caafimaadka ah, ay muddooynkii ugu dambeeyay ka tagnaayeen degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose iyo deegaanno hoos...
IDAACADDA 21-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo