Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

SHUBAN IYO NAFAQO DARRO HALIS KU HAYA CARRUURTA KU JIRA XERYAHA BARAKACAYAASHA KISMAAYO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 16, 2011
in Caafimaadka
0
Hooyooyinka ku sugan xeryaha barakaca oo murugo xun ay ku reebtay macaluusha ka muuqata carruurtoodda
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIn ka badan 20 carruur ah oo  la ildaran cudurrada shuban biyoodka, nafaqa darrada iyo Jadeecada ayaa waxa 24-kii saac ee la soo dhaafay la geeyay isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose.

Carruurtani la ildaran xaaladahanicaafimaad darrada ah, ayaa waxaay u badan yihiin carruurta ku soo barakacay gudaha magaalada Kismaayo ee ku nool xeryaha kaamamka, waxaana ay xaaladdooda caafimaad tahay mid aad u liidato.

Mid ka mid ah howl wadeennada isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo, ayaa Raadiyo Ergo u u sheegay in tirada dadka la xanuunsan cudurrada shubanka, nafaqa darradda iyo Jadeecada ee isbitaalka la soo gaarsiiyay ay kor u dhaafayso illaa 20 qof oo u badan carruur, kuwaasoo ay xaaladdooda aad u liidato oo aan wali helin adeegyo caafimaad oo ku filan.

Howl wadeennada xagga caafimaadka ee isbitaalka magaalada Kismaayo, ayaa waxaay sidoo kale aad uga dayriyeen adeegyada  iyo agabka caafimaadka ee isbitaalka yaalla kuwaasoo u muuqdo kuwo gabaabsi sii noqonaya,  waxaana ay arrintaasi ay  soo dadajin kartaa in dadka xanuunsan ee isbitaalka la keeno ay si dhaqso ah u geeriyoodaan.

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay ka jiray cudurro fara ba’an ku hayay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada, waxaana ay dhaqaatiirta magaalada  cudurradaasi u sababeeyeen roobab mahiigaan ah oo magaalada ka da`ay kuwaasoo biyo dhigay waddooyinka iyo xaafadaha magaalada.

Khadar Maxamuud/MG/FM

Previous Post

Ceelal biyoodyo ku yaal Mandheera oo ay daadadku aaseen

Next Post

QM oo sanadka soo socda u codsatay gargaarkii maaliyadeed ee ugu badnaa 20-kii sano ee la soo dhaafay

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

QM oo sanadka soo socda u codsatay gargaarkii maaliyadeed ee ugu badnaa 20-kii sano ee la soo dhaafay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo