Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DADWEYNAHA XAGARDHEER OO KA CABANAYA QASHIN BUUX DHAAFIYAY WADDOOYINKA XERADAASI

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 21, 2011
in Caafimaadka
0
DADWEYNAHA XAGARDHEER OO KA CABANAYA QASHIN BUUX DHAAFIYAY WADDOOYINKA XERADAASI

Kayd Radio Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank

Tan iyo intii hay’adaha samafalka ay joojiyeen howlihii gargaarka ee ay ka hayeen xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, ayaa waxay shaqo joojintaasi saameyn ku yeelatay dadka ku nool xeryahaasi.

hay’adda Care qeybteeda Watsan oo qaabilsan biyaha iyo nadaafadda, ayaa ku dadaali jirtay sidii loo nadiifin lahaa waddooyinka xerada Xagardheer ee ay yaallaan qashinka ay dadku soo daadiyaan, balse howshaasi ayaa waxaa saameyn ku yeeshay shaqo joojinta hay’adaha gargaarka ay sameeyeen.

Suuqa weyn ee xerada Xagardheer bartankiisa, ayaad ku arkeysaa qashin tuban isla markaana ay dadku ku dhex ganacsanayaan taasoo suurto gal ay tahay in caafimaad xumo ay ka qaadaan, iyadoo roobab ay ka da’een xeradaasi Xagardheer ayaa goobaha musqulaha la wadaago ay ku yaallaan ay yihiin kuwo nadaafaddooda aysan wanaagsaneyn waxaana laga cabsi qabaa inay ka dhashaan cudurrada faafa.

Haweeney shaah ku iibisa suuqaasi oo hareeraheeda uu yaallo qashin badan, ayaa waxay leedahay ”qashinkan dhib badan ayuu nagu hayaa, wax hagaajinaya malaha. nin baa  markii hore qaadi jiray laakiin kooxo ayaa afduubtay ninkaasi, hadda howshaasi way istaagtay.”

QM ayaa dhowaan ku dhawaaqday in cudurka daacuunka ee ka dhasha nadaafad xumada uu ka dillaacay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Farxaan Lafoole/FM

Previous Post

Hay’adaha soyden iyo yea oo carruur u qaybiyay qalabka lagu caseeyo kabaha

Next Post

Tahriibayaal Soomali iyo Etoobiyaan ah oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay waddanka Mozambique

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Tahriibayaal Soomali iyo Etoobiyaan ah oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay waddanka Mozambique

Tahriibayaal Soomali iyo Etoobiyaan ah oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay waddanka Mozambique

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo