Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Tahriibayaal Soomali iyo Etoobiyaan ah oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay waddanka Mozambique

admin by admin
November 21, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
Tahriibayaal Soomali iyo Etoobiyaan ah oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay waddanka Mozambique
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMOZAMBIQUE:- Inta la ogyahay 3 ruux ayaa ku geeriyootay halka 5 kalana ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay Gobolka Inhambane ee dalka mozmbique.

Shil kan Baabuur, ayaa waxaa dadka ku nafwaayay ka mid ahaa 1 qof oo Somali ah iyadoo laba kalena ay dhaawacyo ku soo gaareen. dhamaan dadka waxyeellada ay soo gaartay ayaa waxay ahaayeen tahriibayaal ku sii jeeday waddanka koonfur Afrika.

Sidoo kale isla shilalkaasi gaari ayaa waxaa ku geeriyooday laba qof oo u dhashay dalka Ethiopia halka 3 kalana uu Dhaawac kasoo gaaray

Ganacsade Soomali ah oo lagu magacaabo Cabdinaasir Maxamed, oo deggan gobolka Inhambane ee shilkaas uu ka dhacay ayaa Raadiyo ERGO u sheegay inuu shirkaasi sababay markii gaariga uu taayir hore u qarxay –taasi oo la rumeysanyahay ay ku timid gaariga oo aad u xawaareynayay iyo dadka la saaray oo aad u tira badnaa.

Ganacsadaha ayaa intaasi ku daray in gaariga ay saarnaayeen qiyaastii 25 ruux oo 6 ka mid ah ay ahaayeen Soomali halka 19 kalana ay ahaayeen Ethiopian.

Qaar ka mid ah dhaawacyada ayaa lagu soo warramayaa in lagu daawaynayo goobo qarsoodi ah ka dib markii ay ragga wax tahriibiya ay diideen in la geeyo goobo caafimaad iyagoo ka cabsi qaba in ay dabagal ku sameeyaan ciidamada ammaanka.

Dadka ka shaqeysta tahriibinta ayaa sidoo kale ka cabsi qaba in ay ciidamada ammaanka ay ka warhelaan silsiladaha ay isticmaalaan dadka wax tahriibiya.

Mid ka mid soomalida dhaawaca uu soo gaaray oo qaba dhaawac halis ah ayaa haatan lagu guuleystay in loo qaado isbitaal ku yaalla magaalada Inhambane oo uu shilkan ka dhacay.

Bishii April ee Sanadkan ayaa waxaa shil noocan oo kale ah oo ka dhacay isla goobtan waxaa ku dhintay 9 ruux halka 20 kalana ay ku dhaawacmeen

Faarax Dubad/MG/FM

Previous Post

DADWEYNAHA XAGARDHEER OO KA CABANAYA QASHIN BUUX DHAAFIYAY WADDOOYINKA XERADAASI

Next Post

CUDURKA JADEECADA OO KU FIDAYA GALGADUUD

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
CUDURKA JADEECADA OO KU FIDAYA GALGADUUD

CUDURKA JADEECADA OO KU FIDAYA GALGADUUD

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo